1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xogo hordhac ah oo laga helay xubin ka tirsan mucaaradka Tanzania oo dhowaan meydkiisa la helay Baaritaan bilow ah oo lagu sameeyay dilka sarkaal sare oo ka tirsan mucaaradka dalka Tanzania ayaa lagu ogaaday in la garaacay oo lagu shubay aashito, sida uu sheegay xisbigiisa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 16 oo ku dhintay weerar ay Israa’iil ka fulisay gudaha Suuriya 7gu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen weerar gantaallo ah oo ay Israa’iil ka fulisay gudaha dalka Suuriya sida ay sheegtay warbaahinta ay maamusho dowladdu.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 24 oo ku geeriyooday dhul-go’ ka dhacay dalka Vietnam. Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhintay, halka ay 299 kalena ku dhaawacmeen Vietnam oo ay ka dhaceen dhul go’ iyo daadad ka dhashay duufaan lagu magacaabo Yagi oo meelo dalkaas kamida ku dhifatay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Darawal gaari oo fuliyay oo weerarkii ugu horreeyay ee ka dhacay xadka Urdun iyo Israa’iil laamaha amaanka Isra’il ayaa shaaciyay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof oo Isra’ili ah ku dilay Marinka Allanby ee ay dadka Urduniyiinta u yaqaannaan Buundada Boqor Xuseen oo ah marin isku xira xadka Urdun iyo Daanta Galbeed ee dhulka la heysto.
1 daqiiqo Sheeko:War Dab ka dhacay maqaayad ku taalla degmada Waaberi wax ka ogow khasaaraha ka dhashay Dab xooggan oo khasaare baaxad leh sababay ayaa qabsaday goob ganacsi oo maqaayad ahayd, taas oo ku taalla degmada Waaberi, gaar ahaan agagaarka saldhigga booliiska, waxaana ka dhashay baaba’ hantiyeed oo xoog leh.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga arrimaha Diinta iyo Awqaafta BJFS oo su’aalo adag weydiiyay Wasiir Mukhtaar Roobow Guddiga baarlamaanka Soomaaliya u aqaabilsan arrimaha diinta iyo awqaafta ayaa su’aalo adag weydiiyay madaxda wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo uu ugu horreeyay wasiirka Wasaaraddaaas Shiikh Mukhtaar Roobow Cali.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen oo sheegtay inay soo rideen diyaarad Militari oo Mareykanku leeyahay Kooxda Xuuthiyiinta dalka Yemen ayaa sheegtay in ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah oo Maraykanku ku leeyahay, taas oo dul maraysay hawada dalkaas, sida uu sheegay yahya Saree oo ah Afhayeenka milatariga ee Xuutiyiintu.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin hubeysan oo toogasho ka geystay Mareykanka Ciidanka Booliska gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in hubeysan oo wali baxsad ah uu Sabtidi shalay ilaa 7 qof ku dhaawacay meel u dhaw waddada 75-ka ee marta gobollo badan oo Mareykanka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Isra’il oo laayay shacab Falastiiniyiin ah oo iskuul gabaad ka dhiganayay Ciidamada maamulka Isra’il ayaa sii wada duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado khasaaro sababay wali ka socdaan Daanta Galbeed ee dhulka la heysto ee Falastin.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlay ilaalinta Madaxbaanida labada dal Xoghayaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Serbia, Dusan Kozarev, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mohamed Abdullahi.