1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliska dalka Tuniisiya oo xabsiga u taxaabay siyaasiga ugu cadcad mucaaradka dalkaas Booliska dalka Tuniisiya ayaa xiray siyaasi mucaarad ah oo caan ah, iyadoo la xaqiijiyay inuu ka mid ahaa laba qof oo doorashada kula loolami lahaa madaxweynaha hadda talada haya Kais Saied.
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo gacanta ku dhigtay rag Burcadbadeed ah Ciidanka Booliska Puntland ee qaybta Gobolka Raasa’casayr Puntland ayaa gacanta ku dhigay rag Burcad badeed ah,hub iyo gaadiid badeed oo ay wateen.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbaahinta dunida oo si weyn u hadal-haysa Nibiri basaasnimo looga shakiyay oo meydkiisa laga helay xeebaha Norway Warbaahinta dunida, gaar ahaan midda reer galbeedka ayaa si weyn u hadal-haysa Sheekada Nibiri nooca loo yaqaanno beluga ah oo meydkiisa laga helay xeebaha koofureed ee dalka Norway.
1 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya oo beenisay in maamulka hawada lagu wareejiyay Shirkad Shisheeye War-saxaafadeed kasoo baxay hay’adda Duulista rayidka Soomaaliya ayaa looga hadlay xaaladda hawada Soomaaliya iyo doorka dowladda Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Falcelin xoog leh oo ka dhalatay xildhibaanno ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Falcelin xoog leh oo ka dhalatay xildhibaanno ka soo jeeday deegaanada koonfur galbeed ayaa qabsatay baraha bulshada iyo fagaareyaasha dadka Soomaaliyeed ku kulmaan, waxayna dadweynaha intooda badani falkaas ku tilmaameen gef ka dhan qaranimada dalka
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 2 qof oo isra’iiliyiin ah ayaa lagu diley Daanta Galbeed Ugu yaraan laba qof oo Israa’iiliyiin ah ayaa la diley, halka 3 kalena la dhaawacay ka dib markii gaari ay saarnaayeen lagu rasaaseeyay meel u dhow magaalada Hebron ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed ee falastiin, sida ay sheegeen saraakiisha maamulka Israa’iil .
1 daqiiqo Sheeko:War Mid ka mid ah hogaamiyayaasha Magafa-yaasha Liibiya oo gacanta lagu dhigay Dowladda Liibiya ayaa Sabtidii sheegtay inay burburisay shabakad tahriibinta dadka oo ku taalla Koonfur-galbeed dalkaas.
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Qaahira Kula Kulmay Dhiggiisa Masar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Mudane Mustafa Madbouly.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaarad ay ku dhowaad 30 qof saarnaayeen oo lagu la’yahay bariga dalka Ruushka Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay saarnaayeen 22 qof oo u badan dalxiisayaal ayaa lagu waayay gacanka Kamchatka ee bariga fog ee Ruushka, sida ay masuuliyiinta dalkaasi sheegeen
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Federaalka Soomaalidu ma si kalay u fahamtay? Soomaaliya waxay qaadatay hannaanka Federaalka muddo haatan laga joogo 20 sano ka hor, waana mid kamida natiijooyinkii ka dhashay dagaalladii sokeeye ee sanadaha badan socday iyo maamullo deegaanada qaar ka…