Waxgarad Taageeray In Gobolka Hiiraan Loo Dhiso Maamul Goboleed Gaar Ah Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa taageeray in gobolka Hiiraan loo sameeyo maamul goboleed u gaar ah, kaasi oo dhowaan la sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ganacsade Lagu Dilay Magaalada B/weyne Ee Gobolka Hiiraan Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen nin ganacsade ah, iyaga oo sidoo kale dhaawacay wiil uu dhalay ganacsadahaasi. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Rasmi: Doorashada Kuma Dhici Doonto Waqtigii Loogu Talogalay Guddiga Doorashada dadban ee federaalka ah ayaa war Saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in ay jadwalka shaqada ee doorashada 2016-ka aanu ku dhameystirmi karin sidii loogu talo-galay. Guddiga federaalka…
2 daqiiqo Madaxweynaha Oo Mar Kale Ku Baaqay In La Dhowro Nidaamka Iyo Habraaca Doorashada 2016-ka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016 ee la filayo in dhowaan ay dalka ka dhacdo, gaar ahaan…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Diinsoor Oo Sheegay In Ay Howlgal Ku Qabteen Rag Ka Tirsan Al-shabaab Guddoomiyaha degmada Diinsor ee gobolka Baay Ibraahim Shigshigow oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka warbixiyey xaaladda degmadaasi iyo sidoo kale howlgallo ay ciidanka Koonfur Galbeed ka sameeyeen degmada Diinsoor.…
1 daqiiqo Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Ee Puntland Oo Farriin u Diray Waxgaradka Ku Howlan Soo Xulista Xildhibaannada Maanta waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal saxaafadda kula hadlay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland, iyaga oo ka hadlay arrimo ku aadan doorashooyinka xildhibaannada aqalka hoose. Faadumo Cabdi…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Cidna Uma Ogolin Taako Ka Mid Ah Dhulka Soomaaliyeed Kumanaan qof oo banaanbaxayaal ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo muujinayey sida ay ku diidan yihiin hamiga Kenya ee sheegashada Badda. Dadkan oo socod kusoo maray…
1 daqiiqo Labo Qof Oo Ku Dhimatay Wabiga Shabeelle, Degaanka Beexaaw Ee Gobolka Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya degaanka Beexaaw oo hoostaga magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maanta tuuladaasi ay ku dhinteen labo ruux. Labadaan ruux ayaa kamid ahaa dadka shacabka ah ee degaanka…
1 daqiiqo Siyaasiyiin Ka Digay In Labo Maamul Looga Dhawaaqo Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe Qaar kamid ah siyaasiyiinta gobolka Hiiraan kuwooda ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaasi ayaa ka digay maamullo isbarbaryaac ah in looga dhawaaqo magaalada gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Siyaasiyiintani…
1 daqiiqo Galmudug: Ciidamada Galmudug Waa Inay U Diyaargaroobaan Ilaalinta Amniga Inta Doorashooyinka Lagu Jiro Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta booqday xeryo ciidan oo ku yaalla magaalada Cadaado ee xarunta maamulkaasi. Xeryahani ciidan oo uu kormeeray madaxweyne ku xigeenka ayaa…