Kulan Looga Hadlay Horumarinta Shaqada Isbitaalka Degmada Afgooye Oo Maanta Degmadaas Lagu Qabtay Kulan ay maanta isugu yimaadeen degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose maamulka degmada, guddiga Isbitaalka degmada iyo ururrada bulshada ayaa looga hadlay xaaladda isbitaalka guud ee degmadaasi Afgooye. Agaasinka isbitaalka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Puntland Oo Maanta Xilkaasi Lagu Wareejiyey Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare Puntland Yuusuf Xaaji Nuur ayaa maanta xilkaasi si rasmi ah ugala wareegay guddoomiyahii hore Cabdilqaadir Shiikh Maxamuud kadib munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiim…
2 daqiiqo Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Ka Hadlay Walwalka Axsaabta ee Dib U Dhac Ku Yimaadda Doorashooyinka Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay wali ku taagan yihiin qorshihii ahaa in doorashada madaxweynaha iyo tan baarlamaanka la qabto waqtigii hore loogu ballamay ee 17 bisha April sannadka 2017.…
5 daqiiqo Warbixinta Baarlamaanka Federaalka Ah iyo Waxqabadkooda 4-tii Sano Ee Lasoo Dhaafay Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo Sabtidii shir ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa xusay sanad guuradii 4-aad markii la sameeyay. Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyay guddoomiyaha baalramaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan…
2 daqiiqo Faah Faahin: In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxyadii Gaalkacyo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax oo maanta ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland, kuwaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararka Goobjoog News ay ka helayso…
2 daqiiqo Qudaarta Qaar Oo Qiimaheedu hoos u dhacay Suuqyada Muqdisho Suuqyada lagu iibiyo qudaarta ee magaalada muqdisho ayaa xiligan waxaa ka muuqanaya hoos u dhac ku yimid qiimaha la kala siisanyo qaar kamid ah quadaarta wallow qeybo kale oo qudrada…
1 daqiiqo Labo Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Laascaanood Labo qof ayaa ku geeriyootay dagaal u dhaxeeyay ciidamada ilaalada Garoonka diyaaradaha Laascaanood iyo dabley hubeysan oo la socotay ganacsato Qaad wadayaal ah. Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii ganacsatada ay…
1 daqiiqo Labo Qarax Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in Qaraxyo xooggan goor dhow ay ka dhaceen Waqooyiga magaaladaasi ee Puntland maamusho. Wariyeyaasheenna ku sugan Gaalkacyo ayaa soo…
2 daqiiqo Odayaasha Dhaqanka Awdal iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlmaanka Somaliland oo Ka Arrinsanaya Saami-qeybisga Wakiillada Odayaasha dhaqanka gobolka Awdal ayaa sheegay in 28 Bishan August uu magaalada Boorama uga furmi doono shir madax dhaqameedka Boorama iyo 21 xildhibaan oo golayasaha guurtida iyo wakiilada ugu kala…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Kaxda Oo Furaya Waddooyinka Xiran Ee Degmadaasi Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal horumarineed oo degmadaasi ah, islamarkaana ay doonayaan in mashaariic kala duwan ka fuliyaan degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Ismaaciil…