Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Magaalada Muqdisho Kusoo Dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumaar C/rashiid Cali Sharmaarke, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Qaraxyo Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Dayniile Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax oo saakay ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Hal qof oo…
2 daqiiqo Madaxweyne Cali Khaliif oo Ka Hadlay Wadahadalkii Ay La Galeen Somaliland Madaxweynaha maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galayr oo ka hadlay wadahadal dhawaan magaalada Caynabo ee gobolka Sool ku dhex maray masuuliyin ka kala socotay Khaatumo iyo Somaliland, ayaa sheegay inay…
2 daqiiqo Xildhibaanno ka Tirsan Guuritada Somaliland oo Codsaday in la Horkeeno Heshiiska Dekedda Berbera ee DP World Xildhibaanno ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka ‘Guurtida’ Somaliland, ayaa madaxweyne Siilaanyo waxay ugu baaqeen In uu horkeeno heshiiska xukuumaddiisu la gashay shirkadda maalgelinta dekadda Berbera ee DP world. Xildhibaan…
1 daqiiqo Ogeysiis: Shaqo Ka Bannaan Goobjoog Media Group Goobjoog Media Group waxaa ka bannaan jago shaqo oo ah madaxa xafiiska Suuqgeynta waxay dooneysaana in la soo buuxiyo. Goobjoog Media Group waa shabakad warbaahineed oo madaxbanaan xarunteeda dhexena ay…
3 daqiiqo Xildhibaan Cali Nuur oo Ka Hadlay Caqabado Ku aaddan Deegaannada Doorashooyinka Dadban ee Dalka Xildhibaan Cali Nuur Xuseen Boodaaye oo ka tirsan baalramaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay caqabado muuqda oo soo waajahaya degaan doorashooyinka…
2 daqiiqo Madaxweynaha Maaamulka Khaatumo Oo Saacado Loo Qabtay Inuu Uga Baxo Degmada Buuhoodle Saraakiisha ciidamada la magac baxay difaaca Buuhoodle ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay ku amreen madaxweynaha maamulkaa Khaatumo Cali Khaliif Galeyr in 24-saac uga baxo degmadaasi. Waxay sheegeen saraakiishaan in…
2 daqiiqo Maamulka Galmudug Oo Lagu Wareejiyey Raashiin Gargaar Ah Oo Ka Yimid Dowladda Turkiga Wasiirka Gargaarka bini’aaadannimada iyo daryeelka naafada Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa sheegay inay heleen qeybtii Galmudug kaga soo aadday raashiin gargaar ah oo dhawaan dowladda Turkiga ugu deeqday Soomaaaliya. Raashiinkaan…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Ka Sameeyay Shabellaha Hoose Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay ka hortageen falal amniga wax loogu dhimi lahaa kadib markii howlgallo ay deegaankaasi iyo deeganano ku dhow ka sameeyeen ciidamada…
1 daqiiqo Guddiga Madaxa Bannaan Ee Xuduudaha Oo Sheegay Inay Xallinayaan Muran Xadeedka u Dhaxeeya Maamullada Qaar Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha Federaalka ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku xallin doonaan murannada la xiriira xuduudaha kuwaa oo u dhaxeeya maamul goboleedyada dalka ka jira…