Shacabka Zambia Oo U Dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaasi Dalka Zambia guud ahaan waxaa ka billowday doorashada madaxtinimada dalkaasi, iyadoo ay u dareereen shacab aad u badan. Musharaxiin gaaraya 9 ayaa lasoo sheegayaa inay u tartamayaan xilkaa madaxweyne ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Askar Ka Tirsan Qaatumo Oo Ku Biiray Somaliland Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin maamulka Khaatumo ayaa ku biiray maamulka Somaliland kadib munaasabad ka dhacday gobolka Togdheer. Ciidamadan oo tiro ahaan gaarayey 260 askari ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmaay Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa la kulmay wasiirada maaamulkaasi. Madaxweyne Xasan ayaa u jeediyey wasiirada…
3 daqiiqo Safiirkii Ruushka u Fadhiyay Soomaaliya oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargeysa Safiirkii hor ee Soomaaliya u fadhiyey dalka Ruusha Ambassador marxuum Maxamed Maxamuud Xandule ayaa shalay galab lagu aasay magaalada Hargeysa. Danjire Maxamed Maxamuud Xandule oo 3-da August 2016 ku geeriyooday…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay…
3 daqiiqo Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka oo aan Ka Wareysannay Safar Shaqo Ay Ku Gaareen Dalka Suudaan Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbiyay booqasho rasmi ah oo ay ku gaareen dalka Suudaan. Xildhibaanka…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa garoonka diyaaradaha Jigjiga kusoo dhaweeyay madaxweynaha…
1 daqiiqo Gabar Soomaaliya Ku Dhalatay, Xeryaha Kenya Ku Soo Kortay Oo Ku Guuleysatay Doorasho Ka Dhacday Mareykanka Ilhaan Cumar oo ah gabar qaxootiga Soomaaliyeed ee Mareykanka ah ayaa ku guuleysatay xisbiga dimoqoraadiga qofka ay u sharaxayaan golaha wakiillada ee Minnesota. Dadka ay Ilhaan ka guuleysatay waxaa ka…
2 daqiiqo Galmudug: Labo Kursi Ayaa Aqalka Sare Loogu Daray Beelo Ka soo Jeeda Puntland Maamulka Galmudug ayaa ka soo horjeestay 2 kursi uu sheegay in madasha ay ugu dartay maamulka Puntland aqalka sare. Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed oo saacado ka hor ka degay…
1 daqiiqo Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Wada Hadallada Somaliland Iyo Khaatumo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe kadib markii uu magaalada Muqdisho uga qeybgalay shirka madasha Wadatashiga Qaran ayaa ka hadlay wada hadalka ay…