Ban Ki-Moon Oo Kenya Ugu Baaqay Inay Ka Shaqeyso Fulintii Heshiiska Saddex Geesoodka Ee Qaxootiga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa ku booriyay dowladda Kenya inay kala shaqeyso Somalia iyo Qaramada Midoobay, heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dib u celinta qaxootiga Xeryaha… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Beesha Caalamka Oo Cambareysay Kenya Dowladda Kenya ayaa cambaareyn kasoo wajahday Qaramada Midoobay iyo kooxaha u ololeeya xuquuqda aadanaha kadib ku dhawaaqisteedii xiritaanka xerada qaxootiga ee Dhadhaab bishii November xeradaas oo hoy u ah ku…
1 daqiiqo Roob Ka Da’ay Muqdisho & Barakacayaasha Oo La Meel Ay Biyaha Ka Galaan Magaalada Muqdisho abaare Salaadii subax ee saakay waxaa ka bilowday roob ay dadka ku diirsadeen, inkastoo ay jiraan dad sida uu roobka u billowday illaa hadda uu ku dul da’ayo.…
2 daqiiqo Faah Faahin ku Saabsan Kulanka Baarlamaanka iyo Qodobadii Dastuurka ee Wax Laga Bedalay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa uu meel mariyay mashruuca sharci ee wax ka bedalka dastuurka iyadoo fasaxii Ramadaan ay si rasmi ah u galeen xubnaha baarlamaanka. Fadhiga ayaa ahaa…
1 daqiiqo Global Somali Diaspora Oo Dhaleeceeyay Donald Trump, Kuna Casuumay Kulan Ay Ku Tusayaan Dadnimada Iyo Kartida Soomaalida Global Somali Diaspora ayaa si kulul u cambaareeyay hadallada Donald Trump ee ku aadanaa Soomaalida Mareykanka, darbiga uu sheegay in uu ka dhisayo inta u dhaxeysa Mareykanka iyo Mexico, dadka…
2 daqiiqo Ban Ki-moon Iyo Kenyatta Oo Ka Wada Hadli Doona Arrimaha Qaxootiga Soomaalida Ee Kenya Madaxweynaha dalka Kenya Uhur Kenyatta ayaa kala hadlaya xoghaya guud ee qaramada midoobay Ban Ki Moon arrimaha la xiriira dib u celinta qaxootiga Soomaaliya. Kulanka uu la qaadanayo madaxweyne Kenyatta…
1 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka Oo Wax Ka Bedal Ku Sameeyay Qodobbo Ka Mid Ah Dastuurka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa wax ka bedelay Labo qodob oo dastuuri ah. Labada qodob ee wax laga bedelay ayaa kala ah ;…
1 daqiiqo Madaxweyne Gaas Oo Xilalkii Ka Qaaday Taliyahii Nabad Sugidda Puntland Iyo Ku Xigeenkiisa Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu xilalkii uga qaaday Taliyaha Nabad sugidda Puntland iyo ku xigeenkiisa isaga oo magacaabay mas’uuliyiin cusub. Sharmaarke…
2 daqiiqo Hillary Clinton: Soomaalida Minneapolis Waa Dad U Hoggaansan Xeerarka, Kana Qabta Caruurtooda In Ay Noqdaan Dad Mayal Adag Hillary Clinton oo ah haweeneyda lagu wado in sanadkan u tartanto doorashada Mareykanka ayaa Soomaalida ku nool Minneapolis ka difaacday hadalladii xumaa ee Donald Trump, iyadoo si kulul ula hadashay Trump iyo…
2 daqiiqo Abukaate Canshuur “Amniga Muqdisho Laguma Keeni Karo Shaqsi Xil Laga Qaado” Abukaate Maxamuud Cali Canshuur oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in amni xumida ka jirto magaalada Muqdisho aan lagu saxi karin shaqsiyaad xilal laga qaado ama kuwo cusub oo…