UNICEF oo Sheegtay In Uu Hoos u Dhacay Khatarta Cudurka Duumada Ee Soomaaliya Hay’adda carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee markii magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano UNICEF ayaa sheegtay in xilligaan dalkeenna Soomaaliya ka yaraaday khatartii badneyd ee cudurka Duumada. Wakiilka UNICEF ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Baay Wararka ka imaanaya deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay ayaa ku waramaya in halkaasi ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Ciidamada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday…
3 daqiiqo Xildhibaanno ka Tirsan Galmudug Oo Soo Saaray Bayaan Ku Saabsan Habka Doorashada 2016 Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray war-Murtiyeed ay kaga soo horjeedaan qodobada shirkii madasha wadatashiga heer qaran ee ku aadanaa habka doorashada 2016. Xildhibaanada ayaa Qodobbo kasoo saaray…
1 daqiiqo Ganacsade Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Gobolka Banaadir Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa saakay waxay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dileen mid ka mid ah ganacsatada degmadaasi. Ganacsadahan oo magaciisa lagu soo gaabiyey Aadan Afgooye ayaa la…
2 daqiiqo Galmudug: Wax Walbo Oo Lagu Xalinayo Dagaalka Miircowleed Diyaar Baan u Nahay Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wax walbo oo lagu xallinayo dagaallada kasoo cuboonaaday deegaannada Miircowleed iyo deegaannada kale ee ku dhow xadka Itoobiya ee Galgaduud.…
1 daqiiqo Hey’adaha Amaanka Oo Sheegay In Ay Qabteen Hogaamiye Ka Tirsan Al-shabaab Hey’adda sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay hogaamiye ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka gobolka Banaadir Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in Maxamed Siyaad Fanax oo ka tirsan Al-shabaab…
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka oo Maanta Dood Adag ka Yeeshay Hinidise Sharciyeedka Axsaabta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday hindise sharciyeedka Axsaabta Qaranka. Kalanka ayaa ahaa kalfadhiga 8aad kulankiisa 4aad, waxaana shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Wasiirkii Boostada Iyo Isgaarsiinta Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay wasiirkii wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Guuleed Xuseen Qaasim. Wareegto kasoo baxday…
2 daqiiqo Somaaliya Iyo Midowga Afrika Oo Ka Baaraandagaya Istaraatiijiyad Ammaan Oo Looga Hortagayo Qatarta Argagixisada Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa qorsheynaya istaraatiijiyad cusub oo dhinaca ammaanka ah si ay gacan uga geysato ka hortagga qatarta waxa loogu yeero aragagixisada ee ka jirta dalka ku yaalla…
2 daqiiqo Waxgarad Ku Guuleystay Qaboojinta Xiisad Beeleed Ka Jirtay Gobolka Galgaduud Waxgaradka kasoo jeeda deegaannada Xeraalle iyo Xananbuure ee gobolka Galgaduud ayaa maalmahan dambe waday dadaallo ay ku doonayaan sidii looga hortagi lahaa muran ka dhashay lahaanshiyaha dhul la doonayey in…