Madaxweyne Xasan Oo Amray In Lala Shaqeeyo Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlay xaflad lagu dhaariyay maanta Ibraahim Iidle Suleymaan guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ayaa ku amray hey’adaha dowladda in ay la shaqeeyaan hogaanka… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo isku Raacay Mashuurc Sharci oo Lagu Toosinayo Hanaanka Doorasho ee 2016 Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa isku raacay in la sameeyo mashruuc sharci oo lagu toosinayo hanaanka doorasho ee 2016. Kulanka ayaa ku astaameysnaa…
1 daqiiqo Taariikhda Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Sulaymaan Waxaa maanta xilka Guddoomiyaha Maxkamadda sare loo Magacaabay Ibraahim Iidle Sulaymaan kadib markii jagadaas laga xayuubiyey Abuukaate Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf oo kursiga ku fadhiyay in ka badan 5 sano.…
1 daqiiqo 6 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw qarax Bam uu ka dhacay suuqa Ariga ee degmadaasi, kaasi oo khasaare sababay. Bamkaan…
1 daqiiqo Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf Oo Xilka Laga Qaaday iyo Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Maxkamadda Sare Waxaa Goor dhaw Xilka laga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda sare Abuukaate Ceydiid C/laahi ( Ilka Xanaf ) iyadoo xilkaas loo Magacabay Ibraahim Iidle Sulaymaan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka…
2 daqiiqo Xildhibaan C/llaahi Jaamac “Soomaaliya waxay Khatar Ugu Jirtaa Baarlamaan la’aan, Xukuumad la’aan & Dastuur la’aan” Xildhibaan C/llaahi Jaamac Xuseen oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadal ka jeediyay xarunta Baarlamaanka ayaa sheegay in dalku uu khatar ugu jiro Baarlamaan la’aan, xukuumad la’aan iyo Dastuur…
2 daqiiqo Suuq La’aanta Ganacsiga Xoolaha Nool Ee Galmudug Oo Saameysay Ganacsigii Guud Ee Mudug Iyo Galgaduud Wasaaradda Ganacsiga ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in dhaqdhaqaaq la’aanta ganacsiga xoolaha nool uu xilligaan saameyn xoogan ku yeeshay habsami socodkii ganacsiga guud ee Suuqyada Galmudug. Wasiirka Wasaaraddaasi Cabduladhiif Cabdullaahi…
2 daqiiqo Booliiska Baladweyne Oo Dad u Xiray Dil Habeen Kahor Ka Dhacay Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska magaalada Baladweyne ayaa ka warbixiyey falal amni darro oo habeenadan dambe ka dhacayey magaaladaasi iyo sidoo kale dad ay usoo qabteen dilal iyo qaraxyo ka dhacay Baladweyne.…
1 daqiiqo Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Oo Ka Hadlay Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Ee Ka Socda Gobolkaasi Guddoomiyaha gobalka Shabellaha Dhexe Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa ka hadlay dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab ee maalmahan dambe ciidanka dowladda Federaalka ka wadaan gobolkaasi. Ugu horreyn guddoomiyaha ayaa tacsi…
2 daqiiqo Xubno Ka Tirsan Golaha Deegaanka Laascaanood Oo Mooshin Ka Keenay Guddoomiyaha Magaaladaasi Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jiray warar sheegayey in golaha deegaanka ee degmada Laascaanood iyo guddoomiyaha magaaladaasi uu u dhaxeeyo khilaaf hase ahaatee waxaa markii ugu horreysay arrinkaasi ka hadlay qaar…