Ganacsade Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Gobolka Banaadir Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa saakay waxay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dileen mid ka mid ah ganacsatada degmadaasi. Ganacsadahan oo magaciisa lagu soo gaabiyey Aadan Afgooye ayaa la… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Galmudug: Wax Walbo Oo Lagu Xalinayo Dagaalka Miircowleed Diyaar Baan u Nahay Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wax walbo oo lagu xallinayo dagaallada kasoo cuboonaaday deegaannada Miircowleed iyo deegaannada kale ee ku dhow xadka Itoobiya ee Galgaduud.…
1 daqiiqo Hey’adaha Amaanka Oo Sheegay In Ay Qabteen Hogaamiye Ka Tirsan Al-shabaab Hey’adda sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay hogaamiye ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka gobolka Banaadir Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in Maxamed Siyaad Fanax oo ka tirsan Al-shabaab…
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka oo Maanta Dood Adag ka Yeeshay Hinidise Sharciyeedka Axsaabta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday hindise sharciyeedka Axsaabta Qaranka. Kalanka ayaa ahaa kalfadhiga 8aad kulankiisa 4aad, waxaana shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Wasiirkii Boostada Iyo Isgaarsiinta Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay wasiirkii wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Guuleed Xuseen Qaasim. Wareegto kasoo baxday…
2 daqiiqo Somaaliya Iyo Midowga Afrika Oo Ka Baaraandagaya Istaraatiijiyad Ammaan Oo Looga Hortagayo Qatarta Argagixisada Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa qorsheynaya istaraatiijiyad cusub oo dhinaca ammaanka ah si ay gacan uga geysato ka hortagga qatarta waxa loogu yeero aragagixisada ee ka jirta dalka ku yaalla…
2 daqiiqo Waxgarad Ku Guuleystay Qaboojinta Xiisad Beeleed Ka Jirtay Gobolka Galgaduud Waxgaradka kasoo jeeda deegaannada Xeraalle iyo Xananbuure ee gobolka Galgaduud ayaa maalmahan dambe waday dadaallo ay ku doonayaan sidii looga hortagi lahaa muran ka dhashay lahaanshiyaha dhul la doonayey in…
3 daqiiqo Taariikhda Fanaan Cismaan Maxamed Gacanlaw Oo Maanta Kale Sanadkii 2013 Ku Geeriyooday Hargeysa 25-bishii April Maanta oo kale Sanadkii 2013kii waxa Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Fanaan Cismaan Maxamed Cabdikariim Gacanlaw oo lagu xasuusto in kaalin muuqata…
1 daqiiqo Shir Dib u Heshiisiin Ah Oo Ka Furmay Magaalada Marka Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose waxaa ka furmay shir dib u heshiisiin ah kaasi oo la doonayo lagu soo afjaro dagaaladda xiriirka ah ee ka taagan Degaanada Gobolkaasi.…
3 daqiiqo Warbixin: Itoobiya iyo Galmudug Oo Ka Wada Haldaya Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa ka socday deegaanno ku dhaw xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya dagaallo khasaare badan geystay, dagaal oo ay ku dhinteen in ka badan 20 qof, kuna dhaawacmeen…