Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Bartamaha Berlin Booliiska dalka Jarmalka ayaa sheegay in uu gaari ku qarxay bartamaha magaalada Berlin waxyar ka hor. Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu qaraxaasi ku dhintay iyadoo uu burburay gaarigii… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Dalka Myanmar oo Madaxweyne u Doortay Htin Kyaw Baarlamaanka Dalka Myanmar ayaa doortay Htin Kyaw, waa 50 sano kadib uu dalka Myanmar madax ka noqdo qof aan Militari aheyn, waxaana lagu tilmaamay mid taariikhi ah. Htin Kyaw waxaa…
1 daqiiqo Shaqaale u Shaqeynayey Hay’ad Samafal Oo Lagu Qafaashay Gobolka Gedo Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in rag loo maleynayo inay ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay qafaasheen Seddax qof oo u shaqeynayeyey hay’ad Samafal ah oo ka…
4 daqiiqo Wasiir Odowaa “Baladweyne Waxaan u Nimid Inaan Odayaasha Dhaqanka Dhahno Qeybiya Awoodda” Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan shirka Jowhar iyo sidoo kale dhaliisha…
1 daqiiqo Midowga Yurub oo Soomaaliya Ka Fulinaya 9 Mashruuc oo lagu Taageerayo Bulshada Rayidka iyo Xuquuqul Insaanka Midowga Yurub, Wasaaradda Qorsheynta iyo Beesha Caalamka ayaa isniintii daahfuray mashaariic 9 ah oo lagu Taageerayo Bulshada Rayidka iyo Xuquuqul Insaanka. Mashruucan oo qeyb ka ah Hiigsiga 2016-ka, waxaa ku…
1 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News isaga oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaan ka wareysannay aarimo badan oo…
2 daqiiqo Xildhibaan ka Tirsan Galmudug: Haddii Dadka iyo Dalka Wax loo Qaban waayo, Waa in Cid kale oo Wax Qaban karta la keeno Xildhibaan Dr.Max’ed Cabdullaahi Cali oo ka mid ah xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug oo la hadlayay Goobjoog News ayaa sheegay in xildhibaanada barlamaanka Galmudug ay bilaabeen la xisaabtanka hay’adda maamulka taas…
2 daqiiqo Madaxweynaha Dalka Ruushka Oo Ku Dhawaaqay In Ciidamadiisu Kala Baxayo Siiriya Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa wadamada reer galbeedka kaga yaabsaday kadib markii uu sheegay in uu amray in ciidamada ka jooga dalka Siiriya badankood ay dalkaas uga soo bixi…
1 daqiiqo Ciidamo Ka Tirsan Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanka Garacad Ee Gobolka Mudug Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay si buuxda ula wareegeen deegaanka Garacad ee gobolka Mudug, halkaasi oo horay u maamuli jirtay Puntland. Al-shabaab ayaa si lama filaan…
2 daqiiqo Faah Faahin:- Dagaal Dhinaca Badda Ku Dhexmaray Ciidamada Jabuuti Iyo Kuwa Somaliland Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada Badda dowladda Jabuuti iyo kuwa maamulka Somaliland, kaasi oo ka dhacay duleedka dhinaca badda degmada Saylac ee gobolka Awdal. Dagaalkani…