Goobjoog Fm ayaa idiin soo gudbineysa dood ku saabsan shirkii Madasha ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, doorashada dalka la filayo inay ka dhacdo sanadkaan 2016 iyo sidoo kale qaabka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Degmada B/weyne Ee Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay Labo Maleeshiyo beeleed oo shalay ka dhacay deegaanka Yarmook oo qiyaastii 25-km dhanka galbeed ka xigta magaalada B/weyne ee gobolka…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Lagu Weeraray Degmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu weeraray hoygiisa oo ku yaalla degmada B/xaawo ee Gedo. Hoyga xildhibaanka ayaa…
1 daqiiqo Somaliland Oo Ka Digtay In Dad Matalaya Maamulkooda Ay Ka Qeyb Galaan Doorashada Soomaaliya ee 2016-ka Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in ay jiraan qodobo lagu soo farageliyay madaxbanaanida Somaliland oo ku jiray qodobadii ka soo baxay shirka madasha wadatashiga qaran ee Muqdisho. Cusmaan Cabadulahi Saxardiid…
1 daqiiqo 30 Dowladood oo ka Tirsan Ururka Iskaashiga Islaamka oo Maanta Shir Uga Furmay Magaalada Istanbul Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu magaalada Istanbul ku marti geliyay madaxweyneyaal iyo madax ka kala socda 30 dowladood oo ka tirsan ururka…
1 daqiiqo 93 Police Ah Oo Lagu Tababaray Wax Ka Badaliida Arrimaha Amaanka Ciidmadaan Tababaka maanta loo soo xiray ayaa tiradooda waxa ay gaarsiiya 93 askari oo Booliis ah kuwaa in mudo ah uu tababar ugu socday Xerada Akeddmiyada general Kaahiye ee magaalada…
1 daqiiqo Save to Facebook waa adeeg ay soo kordhisay shirkadda Facebook Facebook waxaa ay maalin walba soo kordhisaa adeegyo cusub, Save to Facebook waa adeeg kale oo awood kuu siinaya in aad keydiso bogga aad xiiseyneyso si aad u akhriso xiliga…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed Oo Ka Socda Duleedka Baladweyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaaladaasi gaar ahaan deegaanka dhanka galbeed qiyaastii kaga beegan 25-km uu ka soconaya dagaal u…
2 daqiiqo Dowladaha Soomaaliya Iyo Sudan Oo Wada Gaaray Heshiis Iskaashi Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Field Marshal Omer Hassan Ahmed Al-Bashir ayaa kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee dalka Suudaan. Labada…
6 daqiiqo Inta aanuu Dhamaan Waqtiga ‘Ban Ki-moon’, Baro 8-da Musharrax ee u Taagan Qabashada Jagada Xoghayaha Guud Ee QM Sideed musharrax ayaa waxaa su’aalo lagu waydiiyay xarunta Qaramada midoobay 12-kii bishan April 2016, si loogu dhawaaqo iney u taagan yihiin qabashada xilka xoghayaha guud ee QM, inta aaney dhamaan mudada xoghayaha…