U bood dhigaalka
Abriil 15, 2016

Goobjoog Fm ayaa idiin soo gudbineysa dood ku saabsan shirkii Madasha ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, doorashada dalka la filayo inay ka dhacdo sanadkaan 2016 iyo sidoo kale qaabka awood qeybsiga beelaha.