Faah Faahin:- Madaafiic La’isku Weydaarsaday Deegaanka Leego Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi xalay ay madaafiic ku weerareen Xarakada Al-shabaab, iyadoo sidoo kale ciidanka AMISOM ay tuureen madaafiic kale… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Waxgarad Ku Eedeeyay Dowladda Federaalka Ka Gaabinta Wax Ka Qabashada Biyo La’aanta Gobolka Hiiraan Waxgaradka gobolka Hiiraan qaarkood ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in xilligaan ay ka gaabisay wax ka qabashada abaarta ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, iyadoo ay ugu…
2 daqiiqo Xildhibaan Boqorre oo Laba Arrimood u Sababeeyay Wax Qabadka Gaabiska ah ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqorre oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qirtay iney jiraan waxyaabo uu baarlamaanku ka gaabiyey oo haddii daacadnimo jiri lahayd ay si fiican wax…
1 daqiiqo Barakacayaal Ku Sugan Gobolka Galgaduud Oo Dalbaday Gurmad Degdeg Ah Dadkii dhawaan kasoo barakacay deegaanka Kaxan-dhaale ee gobolka Galgaduud ee soo gaaray tuulooyin hoosyimaada deegaanka Gelinsoor ee gobolka Mudug ayaa sheegay in xilligaan ay soo wajahday xaalad adag oo dhanka…
1 daqiiqo Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Oo Biyo Dhaamin Ka Billaabay Tuulooyin Hoostaga Afgooye Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa biyo dhaamin ka billaabay Tuulooyinka hoostaga degmada Afgooye, kuwaasi oo ku teedsan Wabiga Shabelle oo dhawaan biyo yareeyay. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee…
1 daqiiqo IGAD Oo Maamuli Doonta Qarashka Ku Baxaya Ballaarinta Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso Waxaa la filayaa in dhawaan la billaabo wejiga Labaad ee ballaarinta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, waxaana kaalin ka qaadan doona urur gobaleedka IGAD. Dhawaan waxaa magaallada Garoowe gaaray wafdi ka…
1 daqiiqo Maamulka Koonfur Galbeed Oo Walaac Ka Muujiyey Biyo La’aanta Wabiga Shabelle Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin biyo yareenta Wabiga Shabelle, kaasi oo dad badan ay ku tiirsanaayeen. Wasiirka Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi oo…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhaweeyay Howlgalkii Ciidamada Badda Faransiiska Ku Qabteen Hub Kusoo Socday Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ay uga hortagayaan hubka sida sharci-darrada ah la isugu dayayo in la soo geliyo…
1 daqiiqo Dufcaddii Labaad Ee Ciidanka Booliiska Koonfur Galbeed Oo Tababar Loogu Soo Xiray Magaalada Baydhabo Waxaa Baydhabo maanta lagu soo xiray tababarka dufcadda 2aad ee Booliiska maamul goboleedka Koofur Galbeed, waxaa xafladda xiritaanka ka qeyb galay Madaxweynaha maamulka Shariif Axmed, Taliyaha Booliiska qaranka Maxamed Xasan…
1 daqiiqo Midowga Yurub Oo Qorsheenaya Inuu Dhimo Lacagaha Ay Ku Taageeraan Ciidamada Burundi Ee Ku Sugan Soomaaliya Midowga Yurub ayaa qorsheynaya lacagaha tirada badan ee ay siinayaan ciidamada Burundi ee jooga Soomaaliya inay dhimaan iyaga oo cadaadis uga dhigaya madaxweynaha dalkaasi Nkurunziza burundi si uu wada hadallo…