Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Australia (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadihi aqoonsiga, Danjiraha Australia, wakiilka uga noqon doona Soomaaliya, Mr John Feakes. Madaxweynaha ayaa wakiilka uga… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Cambaareysay Qarax Shalay Ka Dhacay Dalka Turkiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga halkaasi oo uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira. War-saxaafadeed kasoo…
1 daqiiqo Xildhibaannada Galmudug Oo Wax Ka Bedalay Qodob Dastuuri Ah Oo Ku Saabsan Xil Ka Qaadista Madaxweynaha Maamulka Xildhibaannada Maamulka Galmudug oo maanta isugu yimid xaruntooda magaalada Cadaado ayaa wax ka bedel ku sameeyay qodob dastuuri ah oo ku saabsan xil ka qaadista Madaxweynaha Maamulka iyagoo ku sababeeyay…
2 daqiiqo Wasiir Odowaa Oo Magaalada Baladweyne Ka Wada Dadaallo Lagu Qancinayo Waxgaradka Diiddan Shirka Jowhar Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maalintii shalay ahayd gaaray wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa iyo wasiirka Macdanta iyo Bartroolka Maxamed Ibraahim…
2 daqiiqo Shacabka Magaalada Garoowe Oo Iska Soo Uruuriyay Lacago Ay Ku Caawinayaan Dadka Abaarta Ku Hayso Puntland Shacabka ku dhaqan dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa iska soo uruuriyey lacag ay ku caawinayaan dadka ay saameeysay abaarta Puntland gaar ahaan kuwa…
1 daqiiqo Maleeshiyaad Kasoo Kala Jeeda Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Gobolka Mudug Dagaallo u dhaxeeya maleeshiyaad kasoo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhaceen deegaanno ka mid ah gobolka Mudug, kuwaasi oo khasaare geystay. Dagaalkaan ayaa…
1 daqiiqo Afar Qof Oo Harraad Ugu Geeriyootay Gobolka Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in Afar qof ay harraad ugu geeriyoodeen tuulooyin ka tirsan gobolkasi kadib Biyo la’aan soo wajahday. Dadkani geeriyooday ayaa kala deganaa…
1 daqiiqo Haween Waday Maandooriyaha Qamriga Oo Lagu Qabtay Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Haween waday maandooriyaha Qamriga. Cabdi Gurey oo ka mid ah saraakiishan…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Warta Nabadda: Dadka Hoobiyeyaasha Kusoo Tuura Degmada Waa La Daba Socdaa Maamulka degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in la daba joogo dadka ka dambeeya hobiyeyaal dhowr jeer lagu tuuray degmadaasi, kuwaa oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
1 daqiiqo Madaxweynaha Galmudug Oo Wada Hadal Ugu Baaqay Ahlu-sunna Waljameeca Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ugu baaqay maamulka Alu-sunna Waljameeca ee diiddan maamulkiisa in ay soo fariistaan miiska wada hadalka si wax walba loo dhameeyo. Guuleed oo saxaafadda…