Shariif Xasan “Shacabka Koonfur Galbeed Waa Iney La Shaqeeyaan Ciidanka Amniga” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan gobollada maamulkaasi uu ka arrimiyo iney la shaqeeyaan ciidamada amniga. Waxa uu sheegay in shacabka ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Baaqyday Safar Uu Ku Tagi Lahaa Sweden Xaaladda Amni Ee Dalka Ka Jirta Awgeed Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u dhigay safar rasmi ah oo uu ku tegi lahaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden 1-da ilaa 3-da bisha March 2016.…
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka Oo Ku Dhaawaqay Guddi Baara Tacaddiyada Maxaabiista Ee Ka Baxsan Hannaanka Baarista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhigii 7-aad kulankiisii 38-aad , iyadoo xubnaha baarlamaanku ay gaarayeen illaa 139 xunbood, waxaana shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Mahad Cabdalla…
3 daqiiqo Axmed Madoobe Oo Ku Taliyay In Ciidanka Soomaaliyeed Lagu Wareejiyo Sugidda Amniga Xarumaha Dowladda Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa ka hadlay amniga guud ee dalka, isaga oo hoosta ka xariiqay…
4 daqiiqo Xildhibaan Cabdisamad “Baahida Amni ee Muqdisho Wey Ka Weyn Tahay mid ay isku Dhiibaan Taliye Nabad Sugid iyo Guddoomiye Gobol” Kulan ku dhex maray magaaladda Muqdisho Sabtidii lasoo dhaafay hay’adaha ammaanka iyo gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu go’aaminayay in ammaanka magaalada lagu wareejiyo gobolka banaadir oo si buuxda ula wareegaya…
4 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir Waxaa Horyaalla Howl Natiijadeedu tahay Guul ama Guul-darro Gobolka Banaadir ayaa sabtidii ka la wareegay hay’adda sirdoonka qaranka gacan ku haynta amaanka gobolka Banaadir, arrintaas oo dad badan ay su’aal iska weydiiyeen. Amniga magaalada ma aha mid la…
1 daqiiqo Kulan Looga Hadlayey Amniga Dalka Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Habeenkii xalay ahaa waxaa kulan degdeg ah oo amniga looga hadlayey uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeybgaleen madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, golaha wasiirada xukuumadda…
1 daqiiqo AMISOM Oo Cambaareysay Qaraxyadii Ka Dhacay Baydhabo Golaha midowga Afrika ee AMISOM ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii gabal dhacii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wakiilka gaarka ah ee Midoga Afrika u qaabilsan…
2 daqiiqo Gudoomiye Jawaari “Muwaadin Walba Oo Soomaaliyeed Waxaa Waajib Ku Ah Iney Gacan Siiyaan Ciidamada Ammaanka” Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax yeeloobeen qaraxyadii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo…
2 daqiiqo Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inay Ballaarineyso Gargaarka Ay Ka Waddo Siiriye Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay qorsheeneyso ballaarinta gar gaarka Bini’aadannimo oo ay ka waddo dalka Siiriya Shanta maalin ee soo socota, kuwaas oo la gaarsiindoono dad gaaraya 150,000 oo…