Xasan Sheekh oo Sheegay in Soomaaliya Noqon Doonto Meel Dhaqaalo Fiican Oo Loo Soo Dalxiis Tago. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Turkiga Erdogan iyo ku xigeenka xogeyaha guud ee qaramada midoobey Jan Eliasson ayaa shir jaraa’id goor dhaw ku qabtay Istanbul. Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa si fiican… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweyne Erdogan oo Amaanay Horumarka Dalka, Kuna Booriyay Beesha Caalamka Garab Istaagga Soomaaliya Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka madasha Istanbul ee Hiigsiga 2016-ka. Madaxweynaha Turkiga waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay ku tilaabsatay tillaabooyin hor u mar leh…
4 daqiiqo Qodobada Khudbaddii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Furitaanka Shirka Istanbul Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka hadlay shirka Hiigsiga ee Istanbul isagoo soo qaatay arrimo badan oo ay ku jiraan ilaa 5 caqabad uu sheegay in ay hor…
2 daqiiqo Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Ka soo Jeeda Gobolka Gedo Oo Eedeyn U Soo Jeediyay Madaxweynaha Jubbaland Waxaa in muddo ah socday dedaallo lagu doonayey in wax looga qabto khilaafka u dhexeeya maamulka Jubbaland iyo dhinacyada ka soo horjeeda ee ka tirsan mucaaradka maamulka ee ka soo…
2 daqiiqo Shirka Kobcinta Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Istanbul Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka kobcinta dhallinyarada Soomaaliyeed kaasi oo arrimo badan looga hadlay. Waxaa shirkaan ka qeybgalay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid…
1 daqiiqo Erdogan: Tukigu Waxa uu sii Wadi Doonaa Taageerada Soomaaliya si Shacabku u Helo Ammaan iyo Nabad Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay dhinacyo farabadan oo taabanaya arrimaha dibadda dalka Turkiga. Waxa uu ka hadlay dagaalada ka socda…
1 daqiiqo Shirka Heerka Caalami Ee Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Oo Ka Furmay Turkiga Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa ka furmay shirka heerka caalami ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka socota dalal dhowr iyo sidoo kale hay’ado…
2 daqiiqo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga “Maalgashiga Turkiga ee Soomaaliya waxa uu gaarayaa $100 milyan” Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga “Lütfi Elvan”, ayaa Isniintii shalay sheegay, in maalgashiga Turkiga ee Soomaaliya uu gaarayo illaa 100 milyan oo dollar, dhamaadkii sanadkii hore ee 2015. Waxa…
2 daqiiqo Ajendaha Shirka New Deal-ka Soomaalida ee Istanbul Waxaa Maanta ka furmaya Istanbul shirka Ministerial High-Level Partnership Forum, waa maalin dheer oo lagu wadao in ay dhacaan kulamo aad u xiiso badan. Goobjoog News ayaa heshay Ajendaha iyo barnaamijka…
2 daqiiqo India: In Ka Badan 10 Milyan Ruux Oo Biyo La’aan Ah In kabadan 10 million oo ah dadka kunool magaladda New Delhi ee dalka India ayaa biyo la’aan ah kadib markii dad careysani ay baa’bi’yeen tubooyinkii ugu waa weynaa ee magalada…