Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka wadahadley xaaladda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon. Madaxweynaha iyo Mr Ban… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Saleebaan Ciise Xaglatoosiye: Cali Khalif iyo Inta La Socoto, waa in La Iska Qabto Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin shaqsiyaadka khalaalasaha ka abuuraya Deegaanada uu ka taliyo Maamulkaas, isagoo dihniino jeediyay. Wasiirka Caafimaadka Maamulka Somaliland Saleebaan Ciise Xaglatoosiye isagoo ku…
1 daqiiqo Dhismaha Xarunta Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska oo Gebogebo ah Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay inay gebogebo ku dhowdahay dhismaha xarunta wasaaradda oo dhowaan dowladda Soomaaliya dayactir ay ku billowday. Wasiirka wasaaraddaasi Engineer Saalax…
2 daqiiqo Madaxweynaha oo Shir Madaxeedka Midowga Afrika uga waramey xaaladda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxda Midowga Afrika u sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatey horumar la taaban karo ee dhinaca siyaasadda iyo dib u heshiisiinta,…
1 daqiiqo Jabaan oo 37 Milyan Dollar oo Ammaanka wax Looga Qabanayo Ugu Deeqay Soomaaliya Dowladda Japan ayaa dhaqaale gaaraya 37 milyan ugu yaboohday Dowladda Federaalka Soomaaliya si wax loogu qabto arrimaha Ammaanka Dalka. Warkan ayaa yimid markii Madaxda Dalkaas hadal ay ka jeediyeen Kulanka…
1 daqiiqo Xildhibaan Cabdiqadir Xanafi oo Ka soo Horjeestay Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh. Dhexe Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa sheegay in isaga iyo xildhibaano kale oo ku sugan Magaalada Beledwayne aysan ku qanacsanayn Shirka Maamul u samaynta Hiiraan iyo Sh.DHexe. Xildhibaan …
1 daqiiqo Daraasad lagu ogaanayay Sida ay Haweenku uga Qeybgalaan Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho Lagu soo Gabagabeeyey. Daraasadda oo ay sameysay Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed, ayaa waxay ku saabsan tahay qaabka ay Haweenka Soomaaliyeed uga Qeyb galaan Maamulada Gobolka Banaadir. Daraasadda ayaa socotay sanadkii 2015ka oo dhan…
1 daqiiqo Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo Baarlamaanka Federaalka ugu Baaqay in Aaney Dalka Ku Haleyn Beesha Caalamka Mid ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxda Dowlada Federaalka Soomalia ay ku guul dareysteen in dalka ay gaarsiiyaan Hiigsiga 2016-ka oo Ummadda Soomaaliyeed ay ka dhowrayeen Madaxda…
1 daqiiqo Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca oo Wada Hadal u Socdo Wada hadallada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa la sheegayaa in ay meel fiican marayaan arrintaas soo afjari doonta kala qeybsanaanta Galmudug dhexdeeda ah. Maamulka Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika Addis Ababa, 30 January 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 26-aad Midowga Afrika oo maanta ka dhacay magaalada Addis Ababa ee…