Shirka Lagu Qabanayo Jowhar Oo Sababay In La Xiro Iskuullada Iyo Jaamacadaha Ku Yaalla Degmadaasi Shirka la filayo in dhawaan uu ka furmo degmada Jowhar islamarkaana maamul loogu sameynayo goballada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa sabab u noqday in la xiro dhammaan Iskuullada iyo Jaamacadaha… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Xasan Sheekh, Cabdiweli Gaas, Cabdiraxmaan Faroole iyo Jeelle oo Ka Hadlay Arrimo La Xiriira Doorashada Dalka 2016-ka Waxaa Jimcadii lagu qabtay Boosaaso xaflad lafu furayey Airportiga Boosaaso, waxaa xafladaas ka hadlay Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh, Maxaweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Madaxweynihii hore ee…
2 daqiiqo Shacabka Baladweyne Oo Ku Kala Aragti Duwanaaday Maamulka Maamulka Loo Dhisayo Sh/dhexe Iyo Hiiraan Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan qaarkood ayaa ka aragti dhiibtay qorshaha la doonayo in maamul gobaleed loogu sameeyo goballada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Waxay shacabkaan qaarkood…
2 daqiiqo Xildhibaan Cabdisamad Macallin “Maamullada Dalka Ka Jira Waxay u Baahan Yihiin In La Marsiiyo Darqiid Ay Sharci Ku Noqdaan” Xildihbaan Cabdisamad Macallin Maxamuud oo ka mid ahaa xildhibaanadii gudoomiye Jawaari ku wehlinayay safarkii uu ku tagay degmada Dhuusamareeb ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay ulajeedka safarkaasi iyo sidoo kale…
9 daqiiqo 2 Sano Kadib, Maxaa Ka Hirgalay Ballamihii Maxaweynaha Puntland Cabdiweli Gaas? Waxaa 2 sano laga joogaa markii la doortay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Hadaba Goobjoog News waxaa munaasabadaas akhristayaasheeda xusuusineysaa Khudbadii Cabdiweli Gaas uu Xildhibaanada ka hor akhriyay isagoo murashax ah. Barnaamijkan…
2 daqiiqo Gudoomiye Jawaari Oo Sheegay In Ahlu-sunna Ay Ka Aqbashay Ka Qeybgalka Wada Hadallada Nabadda Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo 7-dii bishaan safar ku tagay degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ahlu-sunna Waljameeca ay ka aqbaleen inay ka qeybqaataan wada…
1 daqiiqo Ahlu-sunna Oo Beenisay In Wada Hadal Ay Kula Jirto Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar dhawaan kasoo baxay madaxda maamulka Galmudug oo ahaa in wada hadal uu u socdo Labada…
2 daqiiqo Rag Lala Xiriirinayo Ururka Daacish Oo Weerar Ku Qaaday Hotel Ku Yaalla Masar Saddex ruux ayaa ku dhawacmay kadib markii laba qof oo la tuhunsanyahay in ay ka tirsanaayeen IS ay xoog ku galeen Hoteelku yaalla magaladda loo dalaxiiska tago ee Hurghada ee…
25 daqiiqo Sooyaalka Dhacdooyinkii uu ugu Muhiimsanaa Puntland Muddadii uu Xilka hayey Cabdiweli Gaas. Waxaa Maanta 2 sano laga joogaa markii la doortay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Puntland waxaa ay sanad guuradaasi labaad ee Gaas ku soo dhaweysay furitaan garoonka diyaaradaha Boosaaso. Madaxweynaha Soomaaliya…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Furi Doona Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Boosaaso ayaa maanta lagu wadaa inuu xariga ka jaro garoon diyaaradeed oo Boosaaso laga furayo. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane…