Meydka Ugaas C/raxmaan Ugaas Khalif Oo Lagu Wado In Lagu Aaso Deegaanka Halgan Ee Hiiraan Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Meydka Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif lagu aaso deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan, halkaasi oo marxuumka uu ku dhashay. Magaalada Baladweyne ee gobalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Waxgaradka Degmada Baraawe Oo Ku Howlan Xallinta Dagaal Dhex Maray Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Federaalka Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in waxgaradka ku dhaqan halkaasi ay wadaan xallinta dagaal shalay degmadaasi ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Doortay Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad iyo Labaad Waxaa saacadihii la soo dhaafay ay doorasho ka socotay Baydhabo, waxaan horay u soo gudbinay in uu guddoomiyenimada uu ku guuleystay Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye. Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koobaad…
3 daqiiqo Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye ayaa ku guuleystay wareegga koobaad ee doorashada Guddoomiyaha baarlamaana Koofur Galbeed isagoo noqday guddoomiyaha baarlamaanka Koofur Galbeed kadib markii uu helay 109 cod halka Cali xasan…
3 daqiiqo Taariikhda Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Oo Ku Geeriyooday Magaalada Baladweyne Ugaas Cabdiraxmaan waxaa uu ku dhashay degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan sanadkii 1957, waxa uu dugsiga hoose iyo dhexe uu uga baxay iskuulka Indhaceel ee degmada Buuloburde, waxaa uu sidoo…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Oo Ku Geeriyooday B/weyne Goor dhaw waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ku geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo ah Ugaaska Beesha Xawaadle. Geerida ugaaska ayaa timid ka dib markii…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Iyo Ku Xigeenadiisa Oo Maanta La Dooranayo Maanta waxaa lagu wadaa in magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ay ka dhacdo doorashada gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed iyo gudoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaankaasi. Xildhibaanada baarlamaanka Koonfur…
2 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxay xukun dil ah ku filasay askari ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka NISA oo la sheegay in uu horay qof shacab…
1 daqiiqo Safaaradda Sacuudiga ee Iran oo Dab La Qabadsiiyay, Sacaado Kadib Markii Lala Wareegay Dad careysan ayaa saaka gudaha u galay lana wareegay Safaaradda uu Sacuudiga ku lahaa magaalada Tehran ee Caasimadda Iran, waxaa kaloo la sheegayaa in Calanka Sacuudiga dhulka la dhigay. Dadkan…