Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisul Wasaaraha India Oo Ku Kulmay New Delhi Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New Delhi kula kulmey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda India Narendra Modi. Kulanka labada hoggaamiye ayaa waxaa diiradda lagu saarey dib u… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Miisaaniyad Sanadeedka 2016-ka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyada oo looga hadlay qodobo ay…
1 daqiiqo Xildhibaanno Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay beello dhawaan ku dagaallamay deegaanno ka mid ah Galgaduud in ay nabadda qaataan. Mudanayaashaan…
2 daqiiqo Deegaanada Maamulka Puntland Oo Laga Mamnuucay Dhageysiga Laanta Af-Soomaaliga Ee VOA Wasaaradda warfaafinta maamulka Puntland ayaa wareegto ay soo saartay waxa ay deegaanada maamulkaasi ka taliyo laga mamnuucay in marnaba aanay ka howlgali karin Idaacadda VOA, laanteeda Af-Soomaaliga ah, sidoo kalena…
5 daqiiqo Xisbiga Kulmiye Ee Somaliland Oo Cagta Saaray Wadadii Uu Ku Baxay Xisbigii UDUB (Warbixin) Dhawaan waxaa magaalada Hargeysa isku casilay wasiiro ka mid ah maamulka Somaliland, taasi oo keentay hadal hayn aad u badan iyo sidoo kale siyaasad ku cusb deegaanada maamulkaasi uu ka…
2 daqiiqo Madaxda 54 Dal oo Afrikaan oo Hindiya Ku Sugan iyo Shir Labo Maalmood oo Furmay Madaxda in ka badan 50 dal oo Afrikaan ah iyo dalka Hindiya ayaa waxaa uu shir labo maalmood ah uga furmayaa maanta oo khamiis ah caasimadda Hindiya ee New Delhi,…
3 daqiiqo Wadayaal Gaadiid Iyo Shacab Dhibaato Ku Qaba Isticmaalka Wadada Wadnaha Ee Magaalada Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa ku yaalla dhowr goobood oo gaadiidka shacabka laga raaco, kuwaasi oo loo yaqaano Boosteejo, waxaana jira dhib ay qabaan wadayaasha gaadiidka iyo shacabka gaadiidkaasi raaca. Goobjoog News,…
2 daqiiqo Siyaasiyiinta Gobalka Gedo Oo Weli Ku Heshiin La Maamulka Gobalkaasi Wararka laga helayo degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in khilaaf iyo is marin waa uu ka taagan yahay xilka qaadistii dhawaan lagu sameeyey Gudoomiyahii Gobolka Gedo…
1 daqiiqo Roob Biyo Dhigay Wadooyin Badan Oo Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa xalay iyo saaka ka da’ay roob biyo dhigay wadooyin badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasi oo sidoo kale meelaha qaar sababay inay hakadaan isku socodka…
2 daqiiqo Maamulka Gobalka Sh/hoose Oo Ka Hadlay Halkii Ay Ku Wajahneed Diyaaradii Shalay Ku Dhacay Duleedka Afgooye Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay halka laga leeyahay diyaaradii shalay kusoo dhacday deegaan ku dhaw degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, iyo sidoo kale halkay…