Wariye Axmed Xasan Cawke Oo Geeriyooday Abaare Waabarigii saaka ayaa lagu soo waramayaa in wariye Axmed Xasan Cawke uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Allaha u naxariistee Cawke ayaa la sheegay in maalmahaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Gudoomiyaha Shabellaha Dhexe “Degmada Mahadaay Waxaa Ka Jirta Dhibaato Heer Qaran” Maamulka gobalka Shabellaha dhexe ayaa ku dhawaaqay in degmada Mahadaay ee gobalkaasi ay ka jirto dhibaato heer qaran, loona baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha samafalka ah usoo gurmadaan…
1 daqiiqo Wasaaradda Difaaca Kenya Oo Sheegtay In Ciidamadeeda Aysan Kala Baxayn Soomaaliya Dowlada Kenya ayaa sheegtay in marnaba Ciidamadeeda ka saari doonin Soomaaliya, kuwaasi oo qaab nabad ilaalin ah u jooga. Xoghayaha gaashaandhiga Kenya Rijel Umamo ayaa sheegtay in ciidamada Kenya ay…
1 daqiiqo Maleeshiyaad Hubeysan Oo Maalintii Saddexaad u Xiran Tahay Wadooyinka Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in maalintii Saddexaad ay maleeshiyaad hubeysan u xiran tahay wadooyinka ugu muhiimsan ee magaaladaasi. Maleeshiyaadkaan ayaa wata gaadiidka…
1 daqiiqo Ciidamada Galmudug Oo Howlgallo Dad Badan Lagu Soo Qabtay Ka Sameeyay Mudug Iyo Galgaduud Taliska Booliiska Galmudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ciidamada maamulkaasi ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobalada Mudug iyo Galgaduud, kaasi oo dad badan lagu soo…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Amray In La Baaro Dilkii Loo Geystay Sarkaal u Shaqeynayay Hay’adda Main Action Gudoomiyaha gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa qoraal uu kasoo saaray xafiiskiisa waxa uu hay’adaha amniga gobalka Hiiraan iyo xeer ilaaliyaha guud ee qaranka uu degdeg uga codsaday in ay…
2 daqiiqo Madaxweynaha France Oo Ku Hanjabay In Ay Burburin Doonaan Kooxda Daacish Madaxweynaha dalka Fransiiska Francois Hollande ayaa wacad ku maray in dalkiisu uu bur burin doono xoogaga Dowladda Islaamiga ah. Madaxaweynaha dalkaasi waxa uu doonaya in uu hirgeliyo Saddex Bilood oo…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhaweeyay Kulamada Looga Tashanayo Doorashada 2016 Ee Ka Billawday Qaar Ka Mid Ah Gobalada Dalka Wadatashiyada looga hadlayo hannaanka doorashada sannadka 2016-ka ayaa ka bilowday guud ahaan dalka Soomaaliya. Wadatashiyada ayaa lagu qabanayaa magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Garowe iyo Cadaado, waxaana kulamadaasi midkiiba ka qeyb…
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka oo Xadka u Diraya Guddi Xaqiiqo Raadin Ah Kulanka 9aad, Kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka waxaa maanta ajendihiisu ahaa in la dhageysto warbixin Kooban oo ku saabsan darbiga xuduuda Soomaaliya iyo Kenya iyo diyaarinta hindise sharciyeed la xiriira. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Taliye Cali Gaab “Degmada Dayniile Waxaa Ku Dagaallamay Maleeshiyaad” Taliska ciidanka Booliiska gobalka Banaadir ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in askar ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay maanta ku dagaallameen nawaaxiga Jaamacaddii Gahayr ee degmada Dayniile. Taliyaha…