Kaaliyaha Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka oo Ka Hadlay Dilalka AMISOM, Dhibaatada Haweenka iyo Caruurta Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho Kaaliyaha Xogheyaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka , kaaliyaha ayaa booqasho waxaa uu ku maray magaalooyinka Nairobi, Muqdisho iyo Baydhabo.… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Wariye Cabdisalaan Hareeri Oo Aynu Ka Wareysannay Taariikhda Allaha u Naxariistee Wariye Cawke (Dhageyso) Wariye Cabdisalaan Hareeri oo ka mid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ayaan ka wareysannay taariikhda Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke oo saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan ‘’Weriye Cawke Waxa Uu Ahaa Nin Wax Weyn Soo Qabtey, Taariikhda Dalkana Baal Dahab Ah Ka Galey’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa hawlwadeennada kaalinta weyn…
1 daqiiqo Ciidamada Puntland Oo Boosaaso Ku Xiray Dhallinyaro Tahriibaysay Ciidamada Booliiska Puntland ee gobalka Bari ayaa gacanta ku dhigay dhallinyaro la sheegay in ay doonayeen inay u tahriibaan dalka Yemen. Taliyaha qeybta Booliiska gobalka Bari Cabdixakiin Xuseen Yuusuf oo…
6 daqiiqo Sanad Kadib Doorashadii Sharif Xasan, Maxaa Ka Qabsoomay Ballamihii Sharif-ka uu Ka Qaaday Reer Koofur Galbeed?!! Maanta oo kale, Sanadkii hore waxaa Baydhabo lagu doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan, dadka la socda siyaasadda dalka guud ahaan gaar ahaan Koofur Galbeed waxaa ay is lahaayeen Aden waxaa…
1 daqiiqo Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanka Xawaadley Ee Shabellaha Dhexe Khasaare hantiyeed ayaa ka dhalatay fatahaad Wabiga Shabelle uu ku sameeyay deegaanka Xawaadley oo ka mid ah deegaannada hoostaga degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe. Fataahadda ayaa deegaankaasi ku socotay…
2 daqiiqo Beeraleyda Degmada Afgooye Oo Cabasho Ka Ah Isbaarooyin Lacago Badan Looga Qaato Beeraleyda ku dhaqan degmada Afgooye iyo deegaanno ku dhaw degmadaasi ayaa ka cabanaya rag hubeysan oo Isbaarooyin dhigta wadooyinka gala degmadaasi, kuwaa oo qaata lacago badan. Qodata Qudaarta ee degmada…
1 daqiiqo User Submitted Post shirka wadatashiga doorashada 2016 oo ka socda Muqdisho ayna ka qeyb galayaan maamulada gobolada Hiiraan, Shabeelaah Dhexe iyo Banadir
1 daqiiqo Wariye Axmed Xasan Cawke Oo Geeriyooday Abaare Waabarigii saaka ayaa lagu soo waramayaa in wariye Axmed Xasan Cawke uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Allaha u naxariistee Cawke ayaa la sheegay in maalmahaan…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Shabellaha Dhexe “Degmada Mahadaay Waxaa Ka Jirta Dhibaato Heer Qaran” Maamulka gobalka Shabellaha dhexe ayaa ku dhawaaqay in degmada Mahadaay ee gobalkaasi ay ka jirto dhibaato heer qaran, loona baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha samafalka ah usoo gurmadaan…