Ra’iisul Wasaare Cumar: Calanka Sharaftiisa Waa Hadba Sida Ay Midnamadeenu Tahay (Dhageysi) Ra’iisul wasaaraha Xuukumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda lagu maamuusayay 61-sano guuradii kasoo wareegtay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed, taas oo lagu qabtay xarunta dowladda… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan “ Umadda Soomaaliyeed Waxaan rabaa Inaan u Sheego Calankooda Waa Calankii La Taagay 26-ka June 1960” (Dhageysi) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabad lagu maamuusayay maalinta Calanka Soomaaliyeed oo ka dhacday xarunta dowladda Hoose ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan…
1 daqiiqo Banaanbax Roob Doon Ah Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Garoowe Waxaa maanta magalada Garoowe ee xarunta Puntland lagu qabtay banaanbax Roob doon ah oo dhawaan maamulkaasi ku dhawaaqay. Fagaaraha u dhaw xerada 54-aad ee duleedka Waqooyiga Garoowe ayaa lagu qabtay…
1 daqiiqo Shacab Carreysan Oo Maanta Dab Qabadsiiyay Gurigii Taliyaha Qeybta Booliiska Ee Gobalka Awdal (Sawirro) Shacab carreysan ayaa maanta waxay dab qabadsiiyeen gurigii taliyaha Qeybta ee Booliiska gobalka Awdal, halkaasi oo khasaare hantiyeed uu ka dhashay. Shacabka oo ka careysnaa dilal ay ciidamada Booliiska Somaliland…
1 daqiiqo WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM, September 2015 Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kastaa uga barateen iney soo gudbiso,warbixintan ayaan diirada ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga, bil walba koror iyo hoos u dhac wixii…
1 daqiiqo Kalluumeysatada Gobalka Mudug Oo Dib u Shaqo Billaabay Ka dib caqabado badan oo soo wajahan Kallumeysatada Soomaaliyeed ee ku sugan gobalka Mudug ayaa waxaa u suurta gashay in dib ay u billaabaan shaqooyinkooda caadiga ahaa. Cabdullaahi Faarax oo…
1 daqiiqo Mas’uuliyiin Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Jubbaland Oo Garbahaarey u Jooga Xallinta Xiisad Ka Jirta Degmadaas Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo xildhibaanno ka tirsan Jubbaland ayaa degmada Garbahaarey waxay u joogaan sidii ay ku xallin lahaayeen xiisad maalmihii ugu dambeeysay…
2 daqiiqo Kulamo Looga Hadlayay Dardar Gelinta Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Oo Ka Dhacay Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, waxaa ka dhacay kullamo ballaaran oo ay lahaayeen madaxda maamulka Koonfur Galbeed iyo guddi isku dhafka ah ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, iyadoo kulamada…
1 daqiiqo Dowladda Oo Wada Qabanqabaada Munaasabadda Maalinta Calanka Soomaaliyeed Xukuumadda Soomaaliya ayaa wada qaban-qaabada xuska maalinta calanka Soomaaliyeed 12-ka Octobar oo maanta ku beegan. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir (Maareeye) ayaa ka hadlay Qaban qaabada Xuska…
4 daqiiqo Wax Ka Baro Sooyaalka Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 61-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka, Calankeeda…