1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay dibadbax ka dhacay magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan (Dhageyso) Dibadbax balaaran oo ay dhigayeen shacab aad u badan ayaa maanta ka dhacay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan, waxaana la helayaa faah faahino dheeraad ah. Shacabka ayaa dibadbaxa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij wareedka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog, waxaana barnaamijka aynu kusoo qaadanay qodobo xiiso badan. Barnaamijka waxaa saaka idiin daadihinaaya Maxamed Cabdi iyo Raaxa Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Banaanbax xoogan oo hadda ka socda Magaalada B/weyne Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka bilawday dibadbax xoogan oo ay dhigayaan shacab aad u badan. Shacabkaan ayaa isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan lagu taageerayay maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Gal-gaduud oo Sweden ka dhacday (Dhageyso) Waxaa dalka Sweden lagu qabtay munaasabad lagu taageerayo qorshaha la doonaayo in maamul loogu dhiso gobalada Mudug iyo Gal-galdaduud, iyadoo ay ka qeyb galeen Soomaali aad u badan. Fartuun Abshir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Nafaqo dari ugu geeriyootay deegaanka Hosingoow ee gobalka Jubada Hoose (Dhageyso) Inta la xaqiijiya 10 caruur ah ayaa nafaqo dari ugu geeriyootay deegaanka Hosingoow ee gobalka Jubada Hoose, waxaana halkaasi laga soo sheegayaa caafimaad xumo iyo sidoo kale raashiin yari. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Dalxa “Shirkii Geneva waxaa lagu go’aamiyay in wax laga qabto xaaladaha wadamo Soomaaliya ay ku jirto (Dhageyso) Waxaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland lagu soo gaba gabeeyay shir caalami ah, kaa oo looga hadlaayay arimo badan oo ka jira wadamada caalamka. Shirkaan wadamada ka qeyb galaayay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo yari soo wajahday Qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab ee Kenya (Dhageyso) Wararka ka imaanaaya xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in halkaasi xilligaan ay ka jirto biyo yari dadka saameyn ku yeelatay. Qaar ka mid ah Soomaalida halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salmaan Axmed “Howlgalada Jubooyinka ma joogsan doonaan ilaa Al-shabaab aan ka saarno” (Dhageyso) Saraakiisha Maamulka KMG Jubba ayaa sheegay in marnaba aysan hakin doonin hawlgalada ay ka wadaan Degaanada Gobolada Jubooyinka, kaas oo ay tilmaameen In ammaanka lagu sugayo. Salmaan Axmed Bashiir oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga qeyb ka mid ah suuqa degmada Baardheere oo hakad ku jira (Dhageyso) Waxaa maalintii Labaad hakad ku jira ganacsiga qeyb ka mid ah suuqa degmada Baardheere ee gobalka Gedo, ka dib markii suuqaasi uu ka kacay dab baabi’iyay goobo ganacsi oo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Labaad ee shirka dhismaha maamulka K/galbeed oo laguda galay (Dhageyso) Xubnaha ka qayb galaya shirka Maamul u samaynta Gobolada Sh.Hoose Baay Iyo Bakool ayaa sheegay in la guda galay qaybta labaad ee Shirkaasi. Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo ka mid…