Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka Oo Soo Furtay Iraaniyiin Lagu Haystay Duleedka Degmada Cadaado Ciidamada Nabad suigidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed, kuna sugan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, ayaa lagu soo waramayaa in awood ay kusoo furteen Afar qof oo u dhashay wadanka Iiraan,… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Maamulka Degmada Mahadaay Ee Sh/dhexe Oo Ku Mashquulsan Maareynta Fatahaaddii Uu Sameeyey Wabiga Shabelle Maamulka degmada Mahadaay ee Gobalka Shabellaha Dhexe ayaa la tacaalaya ka hortagga daadadkii ka dhashay Fatahaadii uu dhawaan degmadaasi ka sameeyay webiga Shabelle iyo roobabkii ka da’ay halkaasi oo saameeyay…
1 daqiiqo Ciidamada AMISOM Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay Ka Sameeyay Shabellaha Hoose Howlgallo ay dad ku soo qabqabteen ciidamada AMISOM ayaa xalay waxa ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobalka Shabeellaha Hoose. Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgalkani AMISOM ku…
1 daqiiqo Maamulka KMG Ah Oo Loo Magacaabay Degmada Caabudwaaq Ee Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa habeenkii xalay ahaa magacaabay maamul KMG ah oo ay yeelato degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka Galgduud. Munaasabad xalay lagu qabtay degmadaasi kana qeybgaleen madaxweyne ku xigeenka Galmudug,…
1 daqiiqo Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeyay ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo ciidan ku sugan duleedka magaaladaasi…
1 daqiiqo Hindise Sharciyeedka Warbaahinta oo Akhrinta Labaad Maray, Lana Sharxay Kullankii maanta ee Baarlamaanka waxaa akhrinta labaad galay hindise sharciyeedka warbaahinta, hindisahan oo la filayo in dhawaan akhrinta 3aad loo gudbo. Cabdi Xaashi Cabdullha oo ah guddoomiyaha guddiga warfaafinta, wacyigalinta,…
6 daqiiqo Taliyaha Nabad Sugidda Oo Ka Hadlay Sababta Al-shabaab u Weeraraan Hoteelada Muqdisho Taliyaha ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo lahadlay Idaacadda VOA ayaa faah faahin ka bixiyay arrimo badan oo ku saabsan amniga magaalada Muqdisho, weerarkii…
1 daqiiqo Diyaaraddii Labaad oo Ruush ah oo Muddo Todobaad Gudahiis ah Ku Dhacday Bariga Dhexe Diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku burburtay meel u dhaw magaalada Jubba ee koofurta Suudaan. Wararka ayaa sheegaya in Diraaradda ay ku dhinteen ilaa 40 qof oo rakaabkii saarnaa…
3 daqiiqo Xildhibaan Cabdi Barre “Dowladda Hadda Joogta Iyo Hay’adaheeda Amniga Wey Fashilmeen” (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Barre oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Goobjoog News, ayaa si kulul uga hadlay weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho iyo sidoo…
1 daqiiqo Puntland Oo Ku Baaqday In Gurmad Caalami Ah La Gaarsiiyo Dadka Ay Saameysay Dufaanta Chapala Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in xilligaan gurmad rasmi ah looga baahan yahay dhamaan deegaanada ku yaalla xeebaha Bari ee Puntland, halkaasi oo dhawaan dabaylo xooggan ay…