Booliiska Hargeysa Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Ciidamada Booliiska ee maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa waxa ay ku qabteen Waxyaabaha Maanka Dooriya, ka dib howlgal ay ciidamadu sameeyeen. Cabdullaahi Fadal Iimaan oo ah taliyaha guud ee ciidamada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Tuulooyin Ka Tirsan Gobalka Bakool Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay gacan ku haynta Seddax Tuulo oo ka tirsan gobalka Baay, halkaasi oo in muddo ah ay maamuli jireen Xarakada Al-shabaab. Tuulooyinka ay ciidamada…
1 daqiiqo Dalag Beereed Ku Baaba’ay Biyo Kasoo Burqaday Wabiga Jubba Ee Mara Gobalka Gedo Beeralayda Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in dalagii ugu badnaa uu ku baa’abay biyo fara badan oo ka soo burqaday Wabiga Jubba ee mara Gobolkaas. Biyo badan ayaa…
2 daqiiqo Xildhibaan Dalxa “Xukuumadda Lama Shaqeyso Guddiyada Baarlamaanka” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan la shaqeyn guddiyada baarlamaanka, islamarkaana shaqadii Labada dhinac ay kaligeed…
1 daqiiqo Waddooyinka Gala Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho Oo Saaka Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xiray waddooyinka gala Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, xilli maanta la filayo inuu furmo Kalfadhigii 7-aad ee Baarlamaanka. Ciidamada ayaa wadada ka xiray…
2 daqiiqo Kalfadhiga 7-aad Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Furmaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in Maanta oo Axad ah uu si rasmi ah u furmi doono Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka. “Hor iyo…
1 daqiiqo Netherlands oo Safiirkeedii Kenya ugu Dartay Soomaaliya iyo Safiirka oo Warqadihiisa hor-dhigay Xasan Sheekh Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta ka guddoomay warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Netherlands u qaabil sanaandoona arimaha Soomaaliya. Safiirka Netherlands ee Soomaaliya waa Franciscus Albercht Makken, Franciscus Albercht Makken waxaa…
2 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Digay Shaqsiyaad Ka Madax Banaan Maamulkooda Oo Canshuur Ka Qaada Degmooyin Muqdisho Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo xubno ka mid ah maamulkaasi ayaa maanta kormeer ku sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka…
1 daqiiqo Keryy oo La Kulmaya Cabbaas iyo Boqorrada Cabdalla iyo Salmaan si Loo Dajiyo Xiisadda Falastiin iyo israa’il Xogeyaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa ku sugan Camaan halkaas uu wada hadal kula leeyahay hogaamiyaha Falastiin Maxamud Cabbaas iyo Boqorka Urdun Boqor Cabdalla. Kerry ayaa labada hogaamiye kala…
1 daqiiqo Gadiidleyda Ka Howlgasha Gobalka Shabellaha Hoose Qaarkood Oo Shaqo Joojin Sameeyay Qaar ka mid ah Gadiidlayda ka hawlgasha inta u dhaxaysa Gobolada Shabeelaha Hoose iyo Baay ayaa sheegay in ay hakiyeen shaqadoodii ka dib markii ay sheegeen in ay la kulmeen…