Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ka Mid Ah Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwo ka tirsan xoogga dalka ayaa lagu soo waramayaa in saaka howlgallo ballaaran ay ka billaabeen deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose. Ciidamada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Roobabka Xilliga Deyrta Oo Ka Curtay Dhuusamareeb Warara ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in 12-kii saac ee lasoo dhaafay halkaasi uu ka da’ay roobka xilliga deyrta. Roobakani ayaa ahaa mid ay ku…
1 daqiiqo Ciidamada Jubbaland Oo Dagaal Kusoo Furtay Haweeney Dhawaan Laga Soo Qafaashay Dalka Kenya Ciidamada maamulka Jubbaland ee ku sugan degmada Dhoobley ee gobalka Jubada Hoose, ayaa maanta waxaa u suurta gashay in ay awood kusoo furtaan Haweeney macallimad ahayd oo 12-kii bishaan laga…
1 daqiiqo Puntland: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Ceel-biyood Lagu Dagaallamay Wararka ka imaanaya Duleedka magaalada Qardho ee Puntland ayaa waxay sheegayaan in dhimasho iyo dhaawac ay ka dhalatay Ceel-biyood halkaasi ku yaalla oo lagu dagaallamay. Laba nin oo ka mid…
2 daqiiqo Gudoomiye Muungaan “Cid Guri Yeelan Karto Ma Jiri Karto Hadii Aanay Canshuurta Bixineynin” Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo habeenkii xalay ahaa ka qeybgalay munaasabad ka dhacday degmada Boondheere ayaa sheegay in bixinta canshuurta guryaha ay waajib…
1 daqiiqo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Halka Uu Marayo Qorshaha Lagu Dhisayo Maamulka Sh/dhexe Iyo Hiiraan Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Somalia ayaa sheegtay in meel wanaagsan uu u marayo dhismaha maamulka loo sameynayo goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Afhayeenka wasaaraddaasi Cabdifataax Daahir Mire ayaa u…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Mareerey: Shan Haween Ah Ayaa La Kufsaday 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay Maamulka deegaanka Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in wadada isku xirta deegaankaasi iyo degmada Afgooye lagu kufsaday 5 Haween ah 24-kii Saac ee lasoo dhaafay. Gudoomiyaha deegaankaasi Sayid…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan “Maamulka Koonfur Galbeed Iyo Odayaasha Dhaqanka Waxaa La’idiin Ka Doonaya Dhameystirka Maamulka” Madaxweynaha ayaa madaxda iyo qeybaha bulshada ee Maamulka KMG ee Koonfuur Galbeed Soomaaliya kula dardaarmey dhameystirka iyo baahinta xukunka ee maamulka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
1 daqiiqo Dhammaan Shaqaalaha Idaacadda Goobjoog Oo Ka Tacsiyeenaya Geerida Hooyo Nuuro Axmed Ciise Annaga oo ah Shaqaalaha Idaacadda Goobjoog dal iyo dibadba waxaan u tacsiyeenaynaa agaasimaheena Xasan Maxamuud Maxamed oo hooyadiis Nuuro Axmed Ciise caawa ku geeriyootay Magaalada Muqdisho. Dhammaanteen waxaan ilaahay uga baryeenaa…
3 daqiiqo Dugsiyaddii Ku Guuleystay Kedis-ka Goobjoog oo La Abaalmariyay Waxaa maanta magaalada muqdisho lagu qabtay xaflad lagu abaal marinayay 3da dugsi ee kusoo baxay tartanka kadis ee idacada goobjoog ay qabtay taratankasi oo ay taba galisay jamacada city Tartanka…