Xeerilaaliyaha Qaranka Oo Ka Hadlay Codsi Kenya u Gudbisay ICJ, Iskuna Hortaageyso Dacwadda Badda Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu kaga hadlay arrinta ku aadan qoraal codsi hourdhac ah oo dowladda Kenya u gudbisay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamuud “Hadii Aad Sharciga diideen, Meesha Aad Ka Gashaan Baan Aniguna Ka Geli” Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamuud oo ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulankii maanta ka dhacay Villa Hargeysa waxa uu kaga dhawaaqay in mooshinkii uu…
2 daqiiqo Jawaari: Mooshinka Madaxweynaha Waxaa Ku Xisaabtamaya Xukuumadda iyo guddiyada ku shaqada leh. Xildhibaanada Mooshinka oo Labo Garab u Kala Jabay iyo Ugu horeyn waxaa madasha ka hadlay Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, isagoo sheegay in ujeedkiisu yahay in wixii fadhiga…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Shirkii Maareynta Mooshinka Madaxweynaha Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho gaar ahaan Villa Hargeysa ka furmay shirka maareynta Mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
1 daqiiqo Shir Looga Hadlayo Dastuurka oo Ka Furmay Muqdisho Ra’isul Wasaare ku xigeenka Federaalka Maxamed Cumar Carte ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa uu ka furay shir looga hadlayo Dastuurka KMG ah. Shirkan waxaa qeyb galaya Wasiirka Dastuurka Federaalka Xuseen…
1 daqiiqo Qaraxyo Gilgilay Bartamaha Ankara iyo Dhimasho Badan Oo Ka Dhalatay Sida ay sheegayaan Mas’uuliyiinta in ka badan 86 qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in ay dhinteen in ka badan 126 waa ay ku dhaawacmeen. Qaraxyada ayaa ka dhacay…
2 daqiiqo Wasaaradda Dhallinyarada Oo Ka Walaacsan Shaqo La’aanta Haysa Dhallinyarada Soomaaliyeed Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay shaqo la’aanta haysan dhallinyarada Soomaaliyeed qaarkood, iyadoo la doonayo in dhallinta ay kaalin ka qaadato horumarka dalka. Wasiirka…
5 daqiiqo Saxafi Noocee ah ayey Dowladdu Jeceshahay?!! Cadaadiska lagu hayo Saxaafadda iyo Saxafiyiinta ma ahan arrin curdin ah, Loolanka Saxaafadda iyo dowladda waa mid soo jireen aheyd 50kii sano ee ugu dambeysay, Khubaro ay ka mid yihiin…
1 daqiiqo Roobab Ka Billawday Gobalka Sh/dhexe Iyo Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Fataho Roobab ayaa xilligaan waxa ay ka billawdeen deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Dhexe, xilli ay jiraan digniin ah in fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle. Roobabkaan oo hadda aan wax…
1 daqiiqo Taliyaha Ciidamada Booliiska Oo Kormeeraya Xeryaha Booliiska Ee Puntland Taliyaha ciidamada Booliiska Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo shalay safar ku tagay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ayaa sheegay in uu u kuurgalayo xaaladda ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Taliyaha Booliiska…