Barakacayaal Ku Sugan Deegaanka Ceelcadde Ee Gedo Oo Xaaladooda Nololeed Laga Deyrinayo Qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ah ee ku sugan deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay hayso xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Dadkaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shacabkii Horay Uga Barakacay Degmada Qansaxdheere Ee Gobalka Baay Oo Dib Ugu Laabanaya Degmadaasi Shacabkii horay uga barakacay dagaalladii ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay ayaa lagu so waramayaa in haatan ay billaabeen inay dib ugu laabtaan degmadaasi. Gudoomiyaha Qansaxdheere Isaaq Bukud ayaa…
2 daqiiqo Aden Madoobe oo Xildhibaanada Ceel Barde Uga Digay Qaska iyo Xildhibaan Aabi oo Ku Hanjabay in ay Hoos Geyn Doonaan Dowladda Dhexe Sheekh Aden Madoobe oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa uga digay xubnaha Baarlamaanka ee ku sugan Ceel-Barde in ay abuuraan Kacdoon aan loo baahneyn. Sheekh Madoobe ayaa sheegay…
1 daqiiqo Saraakiisha Dowladda Ee Ku Sugan Duleedka Kismaayo Oo Sheegay In Weerar Ay Kala Kulmeen Ciidamada Jubbaland Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in werar ay kala kulmeen ciidamada Jubbaland. Cabdirashiid Macalin Gaas oo ka mid ah saraakiishan ayaa u…
1 daqiiqo Ururuada Indhoolayaasha Afrika Oo Shirweyne Uga Furmay Kampala Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa Maanta ka furmay Shirwayne ay ka qayb galayaa Ururada Indhoolayasha ee wadamada Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto Shirkan ayaa ah kii Lixaad oo…
1 daqiiqo Wasiirka Warfaafinta oo Ballan Qaadey in Wariyayaasha xiran Helli doonaan xuquuqdooda dastuuriga ah Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta ku soo noqday Muqdisho ayaa ka hadlay xariga Wariyaasha Universal TV. Maareeye ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Madasha Wadatashiga Iyo Dimuqraadiyadda Oo Ku Baaqday In Lasii Daayo Wariyeyaal u Xiran Dowladda Federaalka Madasha midnimada iyo dimuqraadiyadda ayaa cambaareysay xarigga loo geystay Agaasimahii Bariga Afriga ee TV-ga Universal iyo Wariye Cawil Daahir Salaad oo isna TV-gaasi ka tirsan. War-saxaafadeed ay madashu soo saartay…
3 daqiiqo Xarumaha Ay Ku Jimicsadaan Haweenka Oo Kusoo Badanaya Magaalada Muqdisho Jimicsigu waxaa uu qeyb weyn ka qaataa caafimaadka qofka iyo in uusan miisaankiisu saa’idin taa oo micnaheedu yahay in qof walba uu jimicsiga u baahan yahay si caafimaadkiisa uu u…
1 daqiiqo Maamulka Deegaanka Baxdo Ee Galgaduud Oo Sheegay In Adeegyo Caafimaad Aanu Ka Jirin Degmadaasi Maamulka deegaanka Baxdo ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in adeegyo caafimaad aanay ka jirin degmadaasi, xilli ay jiraan caruur u geeriyootay xanuunno kala duwan. Gudoomiyaha deegaankaas Faroole Cali Kheyre oo…
2 daqiiqo Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobalka Hiiraan Oo La Xalliyay Dagaal beeleed socday in ka badan 72 saacadood ayaa ka dhacay deegaanno ka tirsan bariga gobalka Hiiraan, waxaana dagaalladaasi ay geysteen khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalladaan ayaa la…