Waxgarad Sheegay In Seddax Degmo Oo Ka Mid Ah Bakool Aysan Ka Tirsaneyn Koonfur Galbeed Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan waxa ay gobalka Bakool kulan kula yeesheen qaar ka mid ah Odayaasha dhaqan gobalkaasi, kuwaa oo dalbaday in Seddax degmo oo kala… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Arday Soomaaliyeed Oo Ku Xiran Xabsi Ku Yaalla Jasiiradda Quburus Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa ku xiran jasiiradda Quburs, kuwaasi oo halkaasi u tagay waxbarasho. Nasro Yuusuf Xasan oo ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee lagu xiray Quburus ayaa u sheegtay Goobjoog…
2 daqiiqo Safiirka Soomaaliya ee K/Afrika oo Xilka La Wareegey Kulan uu Xafiiska kula wareegayay Danjiraha cusub ay Dowladda Soomaaliya u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa lagu qabtay Xarunta Safaaradda ee Magaalada Pretoria. Kulankan shaqada uu kula wareegayay Danjire Jamal Mohamed…
1 daqiiqo Ergeyga Qaramada Midoobey oo Dhinacyada Mooshinka ugu Baaqay Wada Hadal Ergayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida waxtarka leh ee ay dhammaan dhinacyadda oo dhan ay oogu howshoonyihiin sidii ay…
1 daqiiqo Taliyaha Ciidamada Miltariga Jabuuti Iyo Wafdi La Socday Oo Maanta Gaaray Degmada Jalalaqsi Ee Hiiraan Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha guud ee ciidamada Milatariga Jabuuti Jeneraal Sakariye Sheekh Ibraahim ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan. Wafdigaan waxaa qeyb ka ahaa gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax…
1 daqiiqo Dadaallo Lagaga Hortagayo Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Oo Ka Billawday Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe, waxaa ka soconaya dadaallo badan oo ay wadaan shacabka ku dhaqan degmadaasi, iyo sidoo kale waxgaradka oo kaashanaya Ganacsatada, taasi oo looga hortagayo…
1 daqiiqo Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Doorasho Dalka Ka Dhacda Sanadka 2016 Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa rajo xumo ka muujiyay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah sanadka 2016-ka. Dadkaan qaarkood oo u…
2 daqiiqo Kenya: Xildhibaan Aadan Barre Ducaale Oo Ugu Baaqay Soomaalida Xaafadda Islii, La Shaqeynta Ciidanka Amniga Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya ahna xildhibaanka laga soo doorto magaalada Gaarisa ee gobalka Waqooyi Bari Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi, gaar ahaan Xaafadda…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Shabellaha Hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo waxa ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, kuwaasi oo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgalada ayaa…
1 daqiiqo Madaxweynaha Mexico ayaa dhaleeceeyay Dalxiisayaal Dalkiisa ah oo Lagu Laayey Masar Enrique Peña Nieto, Madaxweynaha dalka Mexico ayaa dhaleeceeyay dil loo geystay Dalxiisayaal dalkiisa kasoo jeeda oo lagu dilay dalka Masar. Diyaaradaha Dagaalka Masar ayaa xadka Masar iyo Falastiin duqeyn ugu geystay…