8 daqiiqo Maxaa ka Qabsoomey Lixdii Tiir Ee Xasan Sheekh Sedex Sano Kadib? (Dhageyso) Maalintii Doorashada. Doorashadii madaxtinimo 10kii September 2012ka ka dhacday Dugsiga tababarka ciidanka Booliska ee Gen. kaahiye, waxay mar aheyd tallaabo dhanka fiican loo qaaday, waxay soo afjartay madaxweyneyaal, iyo goleyaal…
8 daqiiqo Maxaa ka Qabsoomey Lixdii Tiir Ee Xasan Sheekh Sedex Sano Kadib? Maalintii Doorashada. Doorashadii madaxtinimo 10kii September 2012ka ka dhacday Dugsiga tababarka ciidanka Booliska ee Gen. kaahiye, waxay mar aheyd tallaabo dhanka fiican loo qaaday, waxay soo afjartay madaxweyneyaal, iyo goleyaal…
1 daqiiqo Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Dhaliilay Duqa Magaaladaasi Golaha deegaanka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa dhaliil u jeediyay duqa magaaladaasi Bile Diini Cali, ka dib markii ay sheegeen in arrimo badan uu ku dhaqaaqay. Cali Xuseen Cali oo…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Degmada Caabudwaaq Oo Shalay Lagu Dagaallamay Wararka saaka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in xaaladda ay tahay mid aad u deggan, ka dib markii shalay degmadaasi ay ku dagaallameen ciidamo kala…
1 daqiiqo Maxamed Cabdi Kaliil “Kama Cabsanayo Inay i Xiraan Ciidamada Itoobiya Ee Garbahaarey” Gudoomiyahii hore ee gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo ku sugan degmada Garbahaarey ayaa sheegay in aanu wax cabsi ah ka qabin inay xabsiga dhigaan ciidamada Itoobiya, ka dib markii…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyay Deegaanno Ka Mid Ah Sh/Hoose Iyo Al-shabaab Oo La Wareegtay Deegaanadaasi Wararka laga helayo gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay qabsadeen deegaanada Golweyn iyo Cambarey oo ka mid ah gobalkaasi. Gelinkii dambe ee shalay ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya Oo Mar Kale Xaqiijisay In Dalka Aysan Ka Dhici Karin Doorasho Qof Iyo Cod Ah Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka aysan xilligaan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, maadaama qorshaha uu ahaa in sanadka 2016-ka dalka ay ka dhacdo doorasho. Ra’iisul wasaaraha…
3 daqiiqo Madaxda Ugu Sareysa Dalka oo ay Si Weyn U Saameysey Is-dhinka Miisaaniyadda 2015-ka Sedexda xafiis ee dalka ugu sareeya, oo kala ah xafiiska madaxweynaha, kan guddoonka baarlamaanka iyo kan Ra’isulwasaaraha ayay saameynta ugu culus ku yeelatay is-dhinka miisaaniyadda 2015-ka oo uu maanta ansixiyey,dib…
1 daqiiqo Xildhibaan Xanafi “Maamulka Gobalka Hiiraan Arday Badan Buu Qalqal Ku Beeray” Xildhibaan Cabdulqaadir Sheekh Xanafi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo ku sugan magaalada Baladweyne, waxa uu sheegay in maamulka gobalka Hiiraan uu qalqal ku beeray arday…