Ciidamada Galmudug Oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Caabudwaaq Dagala u dhaxeeyay ciidamada maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Inta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Mahad Cabdalla Cawad. Xubno uu ka mid yahay gudoomiyaha…
3 daqiiqo Xeer Illaaliyaha Guud “Waa Fal Dambiyeed Wasaarad Dakhli Ku Uruursanaysa Si Aanan Xeerka Waafaqsanayn” Xeer Illaaliyaha Guud Dr. Axmed Daahir oo ka hadlayay madal wasaaradda ganacsiga ay ku shaacineysey qiimo dhimis ay u samaysay shirkadaha qaadanaya shatiga wasaaradda ayaa ka digey wasaaradaha iyo hey’adaha…
2 daqiiqo Xaruntii Daraawiishta Ee Magaalada Baladweyne Oo La Burburinayo Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxa sheegayaan in la burburinayo xaruntii Daraawiishta ee magaalada Baladweyne, taasi oo loo yaqaanay Cago Dhidid. Odayaal dhaqameed ku sugan…
2 daqiiqo Xildhibaan Magan oo Sheegay in Saraakiil Itoobiyaan u Diideen Wafti Xildhibaano ah Booqashada Garbahaarey Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Saraakiil Itoobiyaan ah u diideen in ay booqdaan Garbahaarey. Xildhibaan Magan oo Goobjoog News u waramay, kana…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamo Kala Taabacsan Ahlu-sunna Iyo Galmudug Oo Ka Billawday Caabudwaaq Wararka naga soo gaaraya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka billawday dagaal u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Ahlu-sunna Waljameeca iyo maamulka Galmudug. Qof ku sugan…
1 daqiiqo Wada Hadal Loo Furay Beello Ku Dagaallamay Gobalada Sool Iyo Nugaal Beello dhawaan ku dagaallamay gobalada Nugaal iyo Sool ayaa loo furay wada hadal nabadeed si loo xalliyo wax walba oo lagu dagaallamay. Guddiga xalinta dagaalladaan ayaa sheegay in Labada dhinac…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Balanbal Oo Baaq u Diray Ahlu-sunna Waljameeca Maamulka degmada Balanbale ee gobalka Galgaduud ayaa fariin u diray maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalka Galgaduud, gaar ahaan garabka kasoo horjeeda maamulka Galmudug. Hareeri Xasan Barre oo ah gudoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Wasiirro Ka Tirsan Galmudug Oo Kulamo La Leh Waxgaradka Caabudwaaq Wararka saaka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in wasiiro ka mid ah maamulka Galmudug ay kulamo la leeyihiin waxgaradka ku dhaqan degmadaasi. Kulamadaan ayaa ah kuwo…
1 daqiiqo Macallin Iskuul Oo Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Rag hubeysan aya ahabeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dileen qof la sheegay inuu ahaa Macallin Iskuul, xilli uu ku dhawaa hoygiisa ku yaalla xaafadda…