User Submitted Post run ahaan tii waa rain farxad leh in gubalada soomaaliyeed ee mudada claada dhaxtaalay in dib loo heshii siiyo 1 daqiiqo
1 daqiiqo Heshiis Awood Qeybsi Ah oo ay Kala Saxiixdeed Galmudug iyo Ahlu Sunna Sida ku cad heshiis ay maanta kala saxiixdeey maamul goboleedka Galmudug iyo ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, heshiiskaasi oo ka dhacay magaalada Cadaado , Ahlu Sunna waxa ay ka mid…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Dhiirigelinayaa In Si Sax Ah Loo Qoro Taariikhda Iyo Waayihii Lasoo Maray” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee magaalada Muqdisho oo lagu soo bandhigey buugaag ay qoreen qoreyaal Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Kulan Looga Hadlayay Ammaanka Gobalka Galgaduud Oo Ka Dhacay Degmada Celbuur Kulan ballaaran oo looga hadlayay ammaanka gobalka Galgaduud ayaa maanta waxa uu degmada Ceelbuur ku dhexmaray saraakiisha ciidamada xoogga dalka, kuwa AMISOM Odayaal dhaqameed iyo maamulka degmadaasi. Waxaa kulankaan diiradda…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Maamulka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Heshiis Ku Gaaray Degmada Cadaado Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in goor dhaw madaxtooyada magaaladaasi ay heshiis ku kala saxiixdeen maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca. Heshiiskaan ayaa ka…
1 daqiiqo Maamulka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Maanta Heshiis Ku Kala Saxiixanaya Cadaado Waxaa maanta la filayaa in magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ay heshiis ku kala saxiixdaan maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca. Kulamo ayaa maalmihii ugu dambeeyay magaalada Cadaado waxaa ku lahaa…
2 daqiiqo Wasiirka Gaashaandhiga Oo Booqday Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Lagu Tababarayo Masar Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General, C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa booqday xarun lagu tababaro Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku taalla magaalada…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Dhan Ah Isbaarooyinka Ka Wada Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay maanta howlagal saf ballaaran ah ka wadaan deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo…
1 daqiiqo Waxgaradka Hiiraan Oo Dhaliilay Maamulka Gobalkaasi Odayaasha dhaqanka ee gobalka Hiiraan ayaa dhaliil usoo jeediyay maamulka gobalkaasi, ka dib amni darro kusoo korortay magaalada Baladweyne. Gudoomiyaha golaha Odayaasha dhaqanka ee gobalka Hiiraan, Nabadoon Dacar Xirsi Nuur…
2 daqiiqo Xildhibaan Nuur Faarax “Seddax Sano Ayaan Shaqooyin Muhiim Ah Ku Qabannay” Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in mudadii Seddaxda Sano ahayd ee Baarlamaanka shaqeynayay u suurta gashay in ay qabtaan shaqooyin aad u…