1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad ah oo Kasoo Baxay Qaraxii Isgoyska Hotel Jubba ee Magalaada Muqdisho (Sawirro) Qarax ka dhashay gaari la dhigay gadaasha danbe ee ex-hotel Jubba, gaar ahaan meel lagu ciyaari jiray islamarkaana ah Baar shaah, ayaa ilaa hada dhamashadiisu waxay maraysaa 5 iyo 18…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fasixii Baarlamaanka ee Kalfadhigan oo La Laalay Sanad kasta baarlamaanka Soomaaliya waxa uu qaataa 4 bilood oo fasax ah, kaasi oo look ala qeybiyo labada kalfadhi ee sanadka la qabto. Kalfadhigan lixaad fasaxa waxa ay ahayd in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Qarax Ka Dhacay Agagaarka Jubba, Muqdisho Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in qarax uu ka dhacay isgoyska Ex Hotel Hoteel Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo dhaliyey qasaare badan, balse aanan la ogeyn tirada dadka…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka oo Ansixiyay Dib u Eegista Hindise Sharciyeedka Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka Sharciga hanti-dhawrka guud ee qaranka, waxaana la ansixiyey kalfadhigii shanaad taariikhda markii ay ahayd January 29, 2015 kadib waxaa loo gudbiyay madaxweynaha Federaalka si uu u saxiixo dabadeedna lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil AMISOM Ah Oo Waxyeello Kasoo Gaartay Weerarkii Kismaayo Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo maanta rag ka mid ah Al-shabaab ku qaadeen Jaamacadda Magaalada Kismaayo oo tababar lagu siinayay ciidamo ka tirsan xoogga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii Maanta Ka Dhacay Kismaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa cambaareeyey qarax loo adeegsaday gaari oo lagu weeraray xaruntii hore ee Jaamacada Kismaayo, oo fariisin u aheyd ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Ismiidaaminta Ee Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Weerar Ismiidaamin ah ayaa maanta waxaa lagu qaaday xarun ay ku tababaranayeen ciidamo ka tirsan xoogga Dalka oo ku taalla magaalada Kismaayo, gaar ahaan jaamacadda magaaladaasi. Warar dheeraad ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Cadaado Oo Go’aanno Cusub Laga Soo Saaray Guddi u xilsaaran amniga Galmudug ayaa kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxa ay kaga hadleen amniga degmadaasi, iyaga oo go’aanno soo saaray. Gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Xuseen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Erdoğan oo Ku Dhawaaqay in November 1-deeda Dhici Doonto Doorasho Cusub oo Baarlamaani ah Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Jimcihii adeegsaday mid ka mid ah awoodihiisa dastuuriga ah kadib markii dhinacyada siyaasadda isku haya ee dalkaasi ku guuldareyteen dhismaha xukuumad wadaag ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Weerar Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar Ismiidaamin ah, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari…