1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Ka Walaacsan Xaaladda Ay Ku Noolyihiin Dadka Ku Dhaqan Baardheere Iyo Diinsoor Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay xaaladda ay ku sugan yihiin shacabka ku dhaqan degmooyinka Diinsoor iyo Baardheer, ka dib dhawana markii degmooyinkaasi lagala wareegay Al-shabaab. Peter De Clercq oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf u Dhaxeeyay Booliiska Iyo Maxkamadda Racfaanka Shabellaha Dhexe Oo La Xalliyay Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in la xalliyo khilaaf muddo ka dhex taagnaa taliska ciidamada booliiska ee gobalkaasi iyo sidoo kale maxkamadda racfaanka ee gobalka Shabelaha Dhexe. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guullo ka sheegtay dagaallo ay deegaanka Garilley ee gobalkaasi kula galeen Xarakada Al-shabaab. Cismaan Nuux Xaaji oo ka mid ah saraakiishaan ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Magaalada Marka Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal, taas oo u dhaxeysa beello wada degan gobalkaasi. Gudaha magaalada Marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo ka hadashay Dhacdadii Magaalada Marka Uqaabilsanaha midowga Africa ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka hadlay dhacdadii ka dhacday magaalada Marka 31-July ee sanadkaan. Ergayga ayaa waxa uu sheegay in ay warbixin ka soo saareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya iyo Soomaaliya oo Heshiis Kala Saxiixday Heshiiskan ayaa waxaa kala saxiixday baarlamaanka Soomaaliya iyo Kan Kenya, kadib xildhibaano baarlamaanka Kenya ka socda oo soo booqdey magaalada Muqdisho dhawaan. Waxa uu heshiiska dhigayaa in dib u eegis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ahlu-sunna Oo Hawada Ka Saartay Idaacado Ka Howlgala Galgaduud Wararka naga soo gaaraya gobalka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Ahlu-sunna ee gobalkaasi ay albaabada isugu dhufteen Seddax Idaacad oo ku yaallay gobalkaasi. Idaacadahaan oo ku kala yaallay…
11 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dastuurka “Maamul Gobaleedyada Iyo Shacabka Intiisa Kale Ayaa Tashi Ku Leh Dastuurka” Wasiirka Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay marayaan howlaha Dastuurka dalka u yaalla. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Laga Leeyahay Dalka Turkiga Oo Lagu Wareejiyay Tayo Dhowrka Badeecooyinka Dalka Yimaada Qoraal kasoo baxay wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in guud ahaan loo sheegayo ganacsatada Soomaaliyeed, kuwa dalka wax keena iyo kuwa dibadda wax u dhoofiya…