1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nuur Faarax “Gurmad Bini’aadannimo Haloo Geeyo Shacabka Baardheere” Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan degmada Baardheere ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo dhanka nolosha ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Magacawday Wakiilka Gaarka Ah Ee Xaquuqda Caruurta Iyo Tahriibayaasha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay ergayga gaarka ah ee xuquuqda Caruurta iyo Tahriibayaasha Soomaaliyeed. Afhayeenka xukuumadda Cabdisalaan Axmed Caato oo u waramay Goobjoog News, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaradaha Baardheere Oo Si Rasmi Ah Loo Furay Muddo 10-sano ah ka dib ayaa dib loo furay garoonka diyaaradaha degmada Baardheere ee gobalka Gedo, halkaasi oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka, Jubbaland iyo kuwa AMISOM. Madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo Guddi u Saaray Mooshinka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Maxkamadda daraja Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta la hor geeyay Maxamed Cali Aadan oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka, kaasi oo lagu eedeeyay dilka askari kale oo isna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Difaaca Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Baardheere Degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxaa maanta gaaray wasiirka difaaca xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo xubno ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirka waxaa garoonka magaalada Baardheere kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dhex Maray Dalalka Waqooyiga iyo Koofurta Kuuriya Dalka Koofurta Kuuriya ayaa dadka degan Galbeedka dalkaas gaar ahaan xadka dalkaasi uu la leeyahay Waqooyiga Kuuriya ka dalbaday in ay isaga guuraaan. Waqooyiga Kuuriya ayaa duqeyn cirka ku waddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Magaalada Garoowe Oo Maanta La Doortay Golaha deegaanka magaalada Garoowe ayaa maanta doortay duqa magaaladaasi, ka dib doorasho Sanduuq lagu codeynayay. 27 xubnood oo golaha deegaanka ah ayaa doorashadaasi ka qeybgalay, waxaana xilkaasi isku taagay illaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Ka Warbixiyay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka gobalka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo ka dhacay deegaanno ka mid ah gobalkaasi, kuwaa oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka oo garab ka helaya kuwa Itoobiya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ibraahim Saleebaan “Dowlado Soomaaliya Iska Soo Geli Kara Iskana Bixi Kara Ma Jiraan” Xildhibaan Ibraahim Saleebaan Ilka Case oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in marnaba dalka aysan dowlado iska soo geli karin, iskana bixi karin iyaga oo fasax aan…