2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Buurdhuubo Ee Gedo Oo Dawo La’aan Ah Dhaqaatiirta iyo howlwadeennada Caafimaadka ee isbitaalka degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxay ka deyriyeen Dawo la’aan soo wajahdey Isbitaalkaasi oo adeegyo caafimaad ay u doonan jireen dadka ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobalka Gedo Oo Kasoo Horjeestay Doorashadii Jubbaland Waxgaradka gobalka Gedo ayaa kasoo horjeestay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) Nabadoon Buraalle Jaamac Deer oo ah gudoomiyaha golaha guurtida degmada…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildibaan Cabdi Barre “Yaan La Mucaaradin Jubbaland Ee Hala Taageerro” Xildhibaan Cabdi Barre oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana 15-kii bishaan goobjoog u ahaa doorashadii ka dhacday magaalada Kismaayo, ayaa ku baaqay in la taageerro maamulka Jubbaland oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Lasiiyay Muddo Dheeraad Ah Oo Uu Kusoo Magacaabo Wasiiradiisa Degmada Cadaado ee gobalka Mudug waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay kullan ballaaran oo ay yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Galmudug, waxaana xildhibaanada hortagay madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed. Madaxweyne Guuleed ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Soo Dhaweysay Doorashadii Jubbaland Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) ayaa ugu hambalyeeyay Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” doorashadii dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Bini’aadannimada Adduunka Oo Maanta La Xusayo Maalinta Banii’aadamnimada Aduunka ayaa dunida laga xusaa maanta oo kale sanad walba, waxaa sidoo kale inta badan laga hadlaa dadka ka shaqeeya howlaha Banii’aadamnimada iyo dadku ku waxyeeloobay howlahan, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Fariin u Diray Baarlamaanka Iyo Xukumadda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku booriyey hay’adaha dastuuriga ee dalka, sida Baarlamanka iyo xukuumaddu in ay dardar geliyaan hawlaha ay qaranka u hayaan. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Dadka Wata Baasaboorka Soomaaliga oo Loo Fududeynayo Fiisaha Lagu Galo Kenya Kulan maanta magaalada Muqdisho ku dhexmaray wafti ka socda guddiga difaaca iyo arrimaha dibada ee Kenya iyo dhiggooda Soomaaliya ayaa waxaa looga wada hadlay xiriirka labada dal, iyo waliba sare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qorshaha Guulwade ee Ciidamadda Xoogga Dalka oo Gaarsiiyey Gaalkacayo Wafti uu hoggaaminayo sareeyo guuto Cabdullaahi Cali Caanood, taliyaha qeybta 21-aad ee ciidamadda xoogga dalka ayaa booqdey xerooyin ciidamo oo ku yaala magaalada Gaalkacayo , isaga oo u kuurgalaya sidii…