1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadlay Dilal Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay dilal ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi, taasi oo keentay in shacab badan ay caroodaan. Gudoomiyaha guddiga arimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabanqabaada Dibadbax Lagu Taageerayo Axmed Madoobe Oo Ka Socota Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka soconayso qabaqaabada dibadbax lagu taageerayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo mar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Loo Gudbiyay Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxkamadda sare ee dalka ayaa la sheegay in loo gudbiyay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay keeneen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaailya. Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dad Badan Lagu Qabtay Ka Sameeyay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobalka Hiiraan, kaasi oo lagu qabtay in ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IOM Oo Qalab Ku Wareejisay Kalluumeysatada Gobalka Bari Hay’adda IOM ayaa maanta wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ku wareejisay Hool weyn oo ay u dhistay Kalluumeysata gobalka Bari, gaar ahaan magaalada Boosaaso iyo sidoo kale doonyo dheereeya oo loogu tala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Rajo Xumo Ka Muujiyay Magdhaw Ay AMISOM Siiso Ehlada Dadkii Ay Dileen Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti ka dhiibtay suurta galnimada in AMISOM ay magdhaw siiyaan ehlada dad ay ku dileen magaalada Muqdisho. Dadkaan oo aynu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Hiiraan oo Ku Baaqay in Beledweyne La Dhigo Madashada Shirka Hiiraan iyo Sh. Dhexe Shir maanta ay odoyaasha gobolka Hiiraan isugu yimaadeen Beledweyne ayey ku celiyeen mar kale dalabkoodii ahaa in Madasha shirka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe la dhigo xarunta gobolka Hiiraan ee Beledweyn. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Duleedka Jowhar Ilaa 10 qof ayaa ku dhaawacantay shir gaari oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada dhexe, sida ay kusoo waramayaan Goobjoogayaal. Wararka ayaa intaa ku daraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Siminaar Loogu Soo Xiray Muqdisho Siminaarkaan aqoon kororsiga ah oo muddo afar maalin ah uga socday magaalada Muqdisho saraakiil iyo howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa la soo gabagabeeyay. Siminaarkan oo ay soo qaban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Cali Ameeriko Oo Loo Diiday Inuu Tago Magaalada Baladweyne Safiirkii hore Soomaaliya ee Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo maalmihii ugu dambeeyay socdaal uu ugu magac daray midka Nabadda ku tagayay gobalada Dalka ayaa loo diiday in uu galo magaalada…