1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya Oo Taageeray Doorashadii Jubbaland Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdinaasir Gaarane ayaa taageeray hanaankii shalay u dhacday doorashada madaxweynaha Jubbaland. Wasiir Gaarane oo wareysi siiyay Goobjoog News, isaga oo ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xuseen Carab “Dib Baa Loo Eegayaa Tacaddiyadii AMISOM Ay Dalka Ka Geysteen Tan Iyo 2011-kii” Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dib loo eegayo dhibaatooyinka ay ciidamada AMISOM ka geysteen dalka wixii ka dambeeyay sanadka 2011-ka. Gudoomiyaha guddigaasi Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Magaalada Gaalkacyo Oo Billaabay Dib Usoo Celinta Bilicda Magaaladaasi Shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ayaa billaabay Olole Ballaaran oo dib loogu soo celinayo bilicda degmadaasi, laguna qaadayo dhammaan qashinka hareeyay xaafadaha degmadaasi. Maamulka dowladda hoose ee Galmudug oo kaashanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Ka Dhacday Kismaayo Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhaweeyay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobalka Jubadda Hoose, taasi oo mar kale lagu doortay Axmed Maxamed Islaam Madoobe.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Siyaasadeed Ee Axmed Madoobe(Akhriso) Sheekh Axmed Maxamed Islaam waxaa uu ku soo caan baxay Xiligii Maxaakiimta Islaamiga 2005/2006-dii, Madoobe waxaa uu ahaa Gudoomiyaha Maamulka Gobolada Jubbooyinka, waxaa sidoo kale la shaqeyn jiray Afhayeenka maxkamadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Gobalka Gedo Kasoo Erisay Saraakiishii Dowladda Ee Gobalkaasi Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray saraakiishii dowladda ee gobalka Gedo iyo sidoo kale mas’uuliyiin kale, ka dib markii laga soo eryay gobalkaasi. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiintii Looga Guuleeystay Doorashada Jubbaland Oo Hambalyo u Diray Axmed Madoobe Musharraxiintii looga adkaaday doorashadii madaxweyne ee maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo, ayaa ka hadlay dareenkooda, iyaga oo hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland. Hilowle Aadan Maxamed oo helay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Axmed Madoobe Oo Si Aqlabiyad Leh Ugu Guuleystay Doorashadii Jubbaland Waxaa goor dhaw lasoo gaba gabeeyay dorashada madaxweynaha Jubbaland oo kusoo dhamaatay wareegga Koowaad, ka dib markii cod aqlabiyad leh lagu doortay Axmed Madoobe. Codka doorashada ayaa ahaa qarsoodi, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareegga Koowaad Ee Doorashada Maamulka Jubbaland Oo Billaabatay Goor dhaw waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ka billaabatay doorashada madaxweynaha Jubbaland oo ay u tartamayaan Afar Musharrax oo uu ku jiro madaxweynaha iminka talada haya ee…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Xujada Soma Oil:- Heshiiska Lagu Muransan yahay Iyo Mushaaraadka badan Bishii August sannadkii 2013kii dowladda Soomaaliya waxay la saxiixatay heshiis shirkad shidaalka qoda oo lagu magacaabo Soma Oil and Gasfadhigeeduna yahay dalka Ingiriiska waana shirkad uu guddomiye u yahay nin…