2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Gedo Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Degmada Doolow Waxaa maanta lagu qabtey degmada Doolow ee Gobolka Gedo xaflad balaaran oo lagu caleemo saarayey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed oo maalinidii darraad uu xilkaasi u magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Waxbarashada oo Baarlamaanka uga Jawaabtay Deeqaha Waxbarasho iyo Mashruuca Dugsiyada iyo Macalimiinta Wasiirka Waxbarshada Khadra Bashiir Cali ayaa maanta hortimid Baarlamaanka Federaalka iyadoo ka jawaabtay Su’aalaha Xildhibaanada. Khadra Bashiir Cali ayaa wax laga weydiiyay Deeqaha Waxbarsho ee la siiyay dowladda Federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Gaaray Baydhaba Iyo Soo Xulista Xildhibaanada Koonfur Galbeed Oo Maanta Bilaabanaysa Magaalada Baydhaba ee gobalka Baay waxaa maanta gaaray wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, halkaasi oo maanta ay ka bilaaban doonto soo xulista xildhibaanada baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulanka Baarlamaanka Oo Maanta Su’aallo Lagu Weydiin Doono Wasiirka Waxbarashada Khadra Bashiir Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya Khadra Bashiir Cali ayaa maanta la filayaa in ay hor tagto xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo su’aalo la weydiin doono. Shalay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Kusoo Caariyay Xeebta Degmada Eyl Ee Gobalka Nugaal Markab Kalluumeysi oo ay leedahay shirkad laga leeyahay dalka Yemen ayaa lagu soo waramayaa in uu kusoo caariyay xeebta degmada Eyl ee gobalka Nugaal. Maamulka degmadaasi iyo ciidamada badda Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Ciidamada Itoobiya Oo Lix Qof Shacab Ah Ku Dishay Gobalka Hiiraan Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ka midka ah howlgalka AMISOM ay Lix qof oo shacab ah ku dileen duleedka deegaanka Halgan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo La Dagaallamaya Musuqmaasuqa Agaasimaha Hay’adda Asteenta maamul wanaagga Puntland Cabdiraxmaan Guureeye ayaa sheegay in maamulkooda uu usoo jeysatay sidii looga hortagi lahaa in uu baaho musuqa, loona baahin lahaa maamul wanaagga. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaban Qaabada Doorashada Jubbaland Oo Laga Dareemayo Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaa si aad ah looga dareemayaa diyaar garowga loogu jiro doorashada madaxtinimada Jubbaland e la filayo in 15-ka bishaan ay ka dhacdo magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Marka Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Dagaal qaab beel u abaabulan ayaa shalay waxa uu ka dhacay magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaaladdaan oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Gobalka Shabellaha Hoose Ka Billaabay Howlgallo Lagu Qaadayo Isbaarooyinka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa deegaanno badan oo ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, waxa ay ka bilaabeen howlgallo lagula dagaallamayo kooxaha dhigta Isbaarooyinka. Taliyaha…