2 daqiiqo Sheeko:War Kulanka Baarlamaanka oo looga Hadlay cudurka cagaarshowga, Lana sii Waday Dooddii Xeerka Isgaarsiinta Qaranka Kulankii 29-aad ee Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka ayaa maanta lagu furay warbixin laga dhageytay guddoomiyaha guddiga Arrimaha bulshada ee Baarlamaanka Dr Cusmaan Maxamuud Dufle, ayadoo warbixintaasina ay ka hadleysay waci…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin:Kulankii Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelle iyo Qodobadii Lagu Heshiiyay Kulan maanta Sabti ah August 8, 2015-ka ka dhacay magaalada Muqdisho isla markaana looga hadlayay sidii maamul loogu sameeynayay Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa waxaa laga soo saaray dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg : Heshiiska Maamul U Sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo La Saxiixay Waxaa hadda qalinka lagu duugey heshiiska maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe , waxaana goobjoog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa heshiiska wax ka saxiixay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtida Somaliland Oo Diiday Codsi Kaga Yimid Madaxweyne Siilaanyo Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta diiday codsi uga yimid madaxweyne Siilaanyo, ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa. Codsiga uu soo jeediyay Siilaanyo ayaa ahaa in Golaha ay wax…
5 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso Goobjoog FM Oo Wareysi gaar Ah La Yeelatay Nicholas Kay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News waxa uu kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah. Kay ayaa mar…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay “Soomaaliya Horumar Ayeey Ka Sameysay Arimo Badan Oo Jiray” Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News waxa uu kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah. Kay ayaa mar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Socda Magaalada Marka Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal beeleed, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Xabsiga Dhigay Wasiirka Caafimaadka Jubbaland Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay xabsiga dhigeen gabal dhacii shalay, wasiirka caafimaadka maamulka Jubbaland. Wasiirka oo lagu magacaabo Xasan Daahir Yarow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Qaarkood Gaaray Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa gaaray qoysas badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Dadkaan ayaa ka mid ahaa, dadkii kasoo degay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska AMISOM Ee Gobalka Hiiraan Oo Ka Warbixiyay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Deegaanno badan oo ka mid ah gobalka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaallo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinaca ah. Ciidamada…