1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Badan Oo Lagu La Yahay Badda u Dhaxeysa Liibiya Iyo Talyaaniga Boqolaal Ruux oo kasoo jeeda qaar ka mid ah wadamada Qaaradda Afrika ayaa haatan lagu soo waramayaa in lagu la yahay badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga, kuwaasi oo tahriib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Aragti Kala Duwan Ka Dhiibtay Sharciga Isgaarsiinta Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen sharciga Isgaarsiinta oo dhawaan la horgeeyay baarlamaanka Soomaaliya. Dadkaan oo u waramay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo Shaaciyey Shuruudaha Laga Doonayo Musharixiinta Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey shuruudaha laga doonayo qofka isu soo sharaxaya xilka madaxtinimo ee Jubbaland. Guddoomiyaha guddigani Xabiibo Maxamed Cabdulle oo warfidiyeenada kula hadashay Kismaayo ayaa sheegtey in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Iyo Ku Xigeenka UNSOM Oo Ku Kulmay Garoowe Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta Garoowe ku qaabilay ku xigeenka cusub ee wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawarawalada Gaadiidka Ee Ka Howlgala Magaalada Muqdisho Oo Ka Cabanaya Burburka Wadooyinka Darwalada gaadiidka ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa cabasho waxa ay ka muujiyeen burburka qaar ka mid ah wadooyinka magaalada, oo ay sheegeen in xilliyada roobka dhibaato badan ku qabaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaar Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Mid Ah Somaliland Deegaanno ka mid ah Somaliland ayaa laga soo sheegayaa in xilligaan ay ka jirto abaar baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Deeganada Galbeed ee Somaliland ayaa abaarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudur Aan La Garan Waxa Uu Yahay Oo Ka Dilaacay Degmada Mahadaay Ee Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dilaacay cudur aan la aqoon waxa uu yahay, kaasi oo ay la il daran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ka Digtay In Baarlamaanka Soomaaliya Uu Meel Mariyo Sharciga Shidaalka Hay’adda Macdanta iyo shidaalka Puntland ayaa digniin waxa ay ka bixisay in la meel mariyo sharciga shidaalka oo dhawaan la hor geeyay baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ay sheegeen in loo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobey oo Dowladda Federaalka Ka Codsatay in Ay Baarto Shirkadda SOMA Oil Guddoomiyaha kooxda kormeerka cunaqabataynta hubka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Rafael Ramires oo sidoo kale ah safiirka dalka Vanezuala u fadhiya Qaramada Midoobey ayaa warqad usoo qorey dowladda federaalka, wuxuuna kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Raadinaya Shaqsi Dil Ka Geystay Degmadaasi Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in baadi goob ay ugu jiraan shaqsi ay sheegeen in qof shacab ah uu ku dilay degmadaasi, kaa oo halkaasi ka…