1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir u Socday Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Soo Gabagaboobay Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa lagu soo gabagabeeyay Shir muddo Seddax maalin halkaasi ay ku lahaayeen Labada Xisbi Mucaarad Somaliland ee UCID iyo Wadani, kaasi oo arimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Jubbaland Iyo AMISOM Ayeeynu Ka Wada Hadli Donnaa Arinta Jaamacadda Kismaayo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in maamulka Jubbaland iyo taliska ciidamada AMISOM ay kala shiri doonaan arinta ku aadan ciidanka degan xarunta Jaamacadda Kismaayo. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro : Dadkii ku Dhaawacmay Qarixii Hotel Jazeera Halkan waxaad ka daalacan kartaa qaar ka mid ah sawirada dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay hoteel Jazeera ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo la geeyey isbitaalka Madiina.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suxufiyiin Ku Waxyeeloobey Qarixii Hoteel Jazeera Labo suxufi oo ka tirsan taleefishinka Universal ayay waxyeelo kasoo gaartay qarixii maanta ka dhacay Hoteel Jazeera, midkood ayaana ku dhintey, midna waa uu ku dhaawacmay. Maxamed Cabdikariim oo taleefishinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Kismaayo Tababar Uga Furey 1350 Ciidanka Xoogga Dalka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah daaha uga rogey hawlgelinta 1350 askari oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Qarxyada Hotel Jaziira Maanta waxaa qarax aad u weyn lala eegtey hoteelka caanka ah ee ee Jazeera , Goobjoog News waxa ay halkani idiinkugu soo gudbineynaa taxanaha weerarada lagu qaaday hoteelkani oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Hotelka Jazeera Ee Magaalada Muqdisho Waxaa soo baxaaya faah faahin ku aadan khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo galabta lagu qaaday Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Weyn Oo Ka Dhacay Hotelka Jaziira Ee Magaalada Muqdisho Qarax Weyn ayaa ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah magaalada. Qaraxaan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka-Akhri Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa goor dhaw magaalada Muqdisho waxa ay ku doorteen gudoomiyahooda iyo ku xigeenkiisa. Doorashadaan oo gacan taag ahayd ayaa xubnaha guddiga waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi goor dhaw uu gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Diyaaradda waday madaxweynaha oo ka amba baxday…