1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Khasaare Sababay Oo Ka Socda Degmada Caabudwaaq Ee Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamo loogu tala galay in amniga ay sugaan iyo Maleeshiyaad is…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Wadahal ugu Baaqay Ahlu Sunna Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadalo ugu baaqay ururka hubeysan ee heysta qeybo ka mid ah gobolada dhexe ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, kaasi oo dagaalo kula jira ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Olimbikada Adduunka oo Laga Xusey Soomaaliya (Sawirro) Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa maanta muqdishio ku qabtay ciyaarayo lagu xusayo maalinta Olombikada Adduunka oo ku beegnayd 23 June, basle sanadkan ay GOS dib u dhigeen maadaama ay maalintani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug oo La Caleemo Saaray Xaflad si balaaran loosoo agaasimey oo ka dhacday magaalada Cadaado ayaa lagu caleemo saaray madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo 4-tii bishan xilka loo doortey. Waxaa caleemo saarka ka qeybgalay…
5 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Siyaasaddii Reer Galbeedka ee Suuriya oo Isbadashay Kadib Heshiiskii Nuyuukleerka ee Iran Tan iyo intii dhawaan la saxiixay heshiiskii hubka Nuyuukleerka ee Iran iyo Reer Galbeedka, xalna laga gaaray murankii muddada aadka u dheer taagnaa, ayaa waxaa soo baxaya ifafaalooyin muujinaya isabadalo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha: ‘’Fursadda ah in la cafiyo kuwa diyaarka u ah inay ka haraan fikirka khaldan, weli way furan tahay’’ War saxaafadeed- Muqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guusha Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku qabsadeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga “Ciidamada Xooga Dalka Waxay Xilliga Dhaw Ee Soo Socda Qaban Doonaan Degaanno Muhiim Ah” Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalada ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Uu Hogaaminayay Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Cadaado Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud , halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay Iyo Xubno Safiirro Ah Oo Gaaray Magaalada Cadaado Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaasi uu gaaray ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay iyo xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Cadaado Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa goor dhaw lagu soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayay. Shariif Xasan iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgali…