Sicir Barar Ba’an oo Laga Soo Sheegayo Degmada Xudur ee Bakool Wararka ka imanaya degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka jiro sicir barar xili dadka ay ku jiraan bisha barakeysan ee Ramadaanka. Mas’uuliyiinta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Prof. Yaxye Cali Ibraahim”Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Waxay Ahayd Mid Xalaal ah” Prof. Yaxye Cali Ibrahim oo ah hormuudka mid ka mid ah xarumaha tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa doorashadii guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ku tilmaamay mid xalaal ah, sidii la rabayna u dhacday,…
2 daqiiqo Maxay Wadaagaan Weerarkii Leego ee AMISOM Lagu Qaaday iyo Kii Dayniilee 2011-kii? Shalay oo ahayd maalin jimce ah (26/06/2015) waxaa deegaanka Leego ee gobolka Shabeelada Hoose ka dhacay weerar culus oo dagaalyahada Alshabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ee Burundi ka…
1 daqiiqo Gudoomiye Ku Xigeenada Koowaad Iyo Labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo La Doortay Waxaa goor dhaw magaalada Cadaado kusoo gabagabowday doorashada gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug, oo ayu tartamayeen Seddax Musharrax. Wareega Koowaad ee Doorashada ayaa lagu kala baxay, waxaana guuleystay…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hambalyo u Diray Dowladda Iyo Shacabka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 38-aad ee ka soo wareegtey xornimada dalka Djibouti u direy Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo dhammaan shacabka…
1 daqiiqo Taariikh Nololeedka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir (Akhriso) Cali Gacal Casir, Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdishu bishii October 1960-kii, Waxabarashadiisii dugsi hoose/ dhexe, sare ilaa Jaamacad, Waxaa uu ku qaatay isla caasimadda Muqdishu. Cali Gacal Casir, Waxaa…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo La Doortay Waxaa goor dhaw lasoo gabagabeeyay wareega Labaad ee doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyadoo . Xildhibaanada Galmudug ee Codeeyay waxa ay tiradoodu ahayd 84 mudane, waxaana wareega Labaad ku tartamayay mudanayaasha…
1 daqiiqo Wareega Koowaad Ee Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Lasoo Gabagabeeyay Waxaa soo gaba gabowday wareega Koowaad ee doorashada gudoomiyaha Baarlamaannka Galmudug, iyadoo xildhibaanada ay dhammaan codkooda dhiibteen. Mudanayaasha codeeyay ayaa tiradoodu ahayd 84 mudane, waxaana wareegan ku tartamay Seddax mudane…
1 daqiiqo Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Bilaabatay Waxaa goor dhaw xarunta madaxtooyada Ximan iyo Xeeb ka bilaabatay u codeynta musharraxiinta u taagan xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, ka dib markii musharraxiinta ay dhameeyeen khudbadihii ay jeedinayeen. Xildhibaanada magacyadooda…
2 daqiiqo Xildhibaan Dhuux “Nidaamka 4.5 Ayaa Caqabad Ku Ah Horumarka Dalka” Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in nidaamka awood qeybsiga 4.5 uu yahay caqabad hortaagan dadka Soomaaliyeed iyo beelaha intaba. Xildhibaanka oo u…