Prof. Jawaari “Maamulka Galmudug Waxaa Lagu Warshadeeyey Soomaaliya” Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari oo hadal ka jeediyey xafladdii dhaarinta xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ee ka dhacday Cadaado ayaa maamulkaasi ku tilmaamay sidii badeeco lagu warshadeeyey Soomaaliya oo kale,… 2 daqiiqo
1 daqiiqo War Deg Deg ah : Ahlu Sunna oo Shir Maamul U Sameyn Kaga Dhawaaqay Dhuusamareeb Maamulka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee dhawaan la wareegey gacan ku heynta magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay in halkaasi ay ka fidiyeen shir maamul loogu sameynayo gobolada Mudug iyo Galgaduud.…
1 daqiiqo Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo Xilka Loo Dhaariyey Waxaa goordhaweyd la dhaariyey in ka badan 60 xildhibaan oo ka mid noqonaya baarlamaanka Galmudug State ee shirka lagu sameynayo uu wali ka socdo magaalada Cadaado. Xaflad balaaran oo ka…
1 daqiiqo Dowladda oo Soo Dhaweysey Go’aanka Kenya ay Ku Fasaxayso Xawaaladaha Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay tallaabadii dhowaan uu qaadey Madaxweynaha Jamhuriyadda Kenya, Uhuru Kenyatta, oo uu kaga dalbadey Baanka Dhexe ee dalkaasi inuu sameeyo…
1 daqiiqo Markabka Nawaal 3 Oo Ka Shiraacday Dekadda Boosaaso Si Uu Usoo Qaado Soomaali Ku Dhibban Yemen Markabka Nawaal 3 ayaa goor dhaw waxa uu ka shiraacday dekadda Magaalada Boosaaso, isaga oo kusii jeeda dalka Yemen oo dagaallo ay ka socdaan. Markabkaan waxaa la socda wariyayaal ka…
1 daqiiqo Laascaanood:- Ciidamada Amaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriyaha Qamriga Ciidanka Booliiska ee magaalada Laascaanood ayaa howlgal ay qaadeen waxa ay kusoo qabteen 64 Liter oo Maandooriyaha Qamriga ah. Howlgalkaan waxaa horkacayay Taliyaha qeybta Booliiska Somaliland ee gobalka Sool Gaashaanle…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Gudoomiye Jawaari Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray degmada Cadaado Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw waxa ay ka dageen garoonka degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wariyaheena Cali Cayn oo ku sugan…
2 daqiiqo Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ka Hadlay Mas’uuliyiin Iyo Shacab Loo Diiday Inay Galaan Garoonka Baladweyne Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax oo dib ugu laabtay magaalada Baladweyne ayaa ka hadlay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka iyo dad shacab ah oo ciidamada AMISOM u diideen in…
1 daqiiqo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Cadaado Iyo Xarumo Kale (Sawirro) Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada Cadaado iyo sidoo kale goobaha bulshada…
1 daqiiqo Duqeymo Cirka Ah oo Loo Geystey Saldhig Al-shabaab Ku Lahayeen Baardhaare iyo Dowladda oo Sheegatay Duqeymo xagga cirka ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen magaalada Baardheere halkaasi oo ay gacanta ku hayaan xarakada Alshabaab, waxayna duqeynta ka dhacday saldhig Alshabaab ay ku leeyihiin…