1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha Guud oo u Ambo Baxay Magaalada Hague Dacwadda Badda Awgeed Xeer Illaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Daahir ayaa u ambo baxay magaalada Hague ee dalka Netherlands halkaasi oo maalinta bari ah lagu wado in Soomaaliya ay maxkamadda caalamiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Jeesow “Gaabiska Xagga Amniga Ee Jira Waa Mushaar La’aanta Ciidanka” Gudoomiye ku xigeenka guddiga arimaha gudaha iyo amniga ee baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in sababaha ugu weyn ee amni darada magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya oo Fasax Qaran Ka Dhigtey Maalinta Ciiddul Fidriga War kusoo baxay faafinta rasmiga ah ee dowladda Kenya (Government Gazette) oo uu soo saaray wasiirka arrimaha gudaha Joseph Nkaissery ayaa lagu shaaciyey in maalinta 18-ka bishan June oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN GAAR AH: Weeraradii Lagu Qaaday Hoteelada Siyaad iyo Weheliye Waxay ahayd maalin jimco ah tii ugu dambeysey bisha barakaysan ee Ramadhaan, dadkuna waxa ay intooda badan markaasi galiyeen sheeygii ugu horeeyey ee afurka kadib saacado badan oo la soomanaa,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Yuusuf Muumin Oo Loo Magacaabay Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay Xisaabiyaha guud ee Qaranka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, marii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe iyo Cabdiwali Gaas oo Garoowe Ku Kulansan, Kana Wadahadlaya Hiigsiga 2016-ka (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Garoonka magaalada Garoowe waxaa kusoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Weeraradii Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa cambaareeyay Labadii weerar ee xalay Xarakada Al-shabaab ku qaadeen Hoteelada Siyaad iyo Wehliye ee Magaalada Muqdisho. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar AMISOM ah Oo Labo Qof ku Diley Magaalada Marka Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in askar ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku dileen magaaladaasi, ka dib qarax lagu weeraray ciidankaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dejin Loo Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Dadkii Kasoo Laabtay Yemen Maamulka degmada Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u dejin u sameeyeen qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee dhawaan kasoo cararay dagaallada ka socda…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Qaraxyada iyo Weerarada Loo Geystay Hoteelada Muqdisho Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa dhowr jeer ka dhacay weeraro lagu qaaday qaar ka mid ah Hootelada ku yalla magaalada Muqdisho, kuwaa oo isugu jira Is Qarxin iyo weeraro…