1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo Bilaabay Isla Xisaabtan Dhexdooda ah Xili uu baarlamaanka federaalka wado la xisaabtanka golaha wasiirada oo wasiirada qaarkood wax laga weeydiinayo waxqabadkooda, ayaa golaha wasiirada waxa ay bilaabeen isla xisaabtan dhexdooda ah. Kulan ay yeesheen oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Dad Badan Lagu Laayay Illa aiyo 14 qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu laayay weerar saakay aroortii kooxo hubeysan oo looga shakisanyahay in ay Alshabaab yihiin ay ka geysteen tuulo yar oo u…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka oo Ansixiyey Guddiga Doorashooyinka Qaranka Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xubnaha guddiga doorashooyinka qaranka, kuwaasi oo mid mid loogu codeeyey. Sida sharciga uu qabo xubinta ka tirsan labadan gudi waxaa ay ansax noqonaysaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Daljir oo In Ka Badan 300 Xubnood Tababar u soo Xiray (Sawirro) Xisbiga Daljir oo ka mid ah Axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jirta ayaa wuxuu u furay in ka badan 300-xubnood kana tirsan garabka dhalinyarada ee xisbiga gaar ahaan gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey Banaanbax ka dhan ah amni xumida ka taagan degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa maanta ka dhacay degmadaasi, kaasi oo ay dhigeen shacab aad u badan. Dadkaan ayaa watay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Milatariga Degmada Jalalaqsi Ee Hiiraan Oo Ka Warbixyay Dagaal Ka Dhacay Degmadaasi Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliya degmada Jalalaqsi gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiyay dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmadaasi, kaasi oo u dhaxeeyay iyaga iyo Al-shabaaab. Taliyaha ciidamadaasi Cumar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka Oo u Codeynaya Guddiyada Madaxa banaan ee doorashooyinka, Xuduudaha Iyo Federaalka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan uga soconayo xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa haatan waxa ay kulan ku leeyihiin Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyaga oo u codeynaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Itoobiyaan Ah Oo Lagu Xiray Garoowe Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxa ay ku xireen muwaadiniin u dhashay dalka Itoobiya, kuwaasi oo ay sheegen inay ahaayeen Tahriibayaal. Dhamme Faarax Cabdullaahi Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciyaariyahan Caan Ah Oo Islaamay Ciyaaryahanka u dhashay dalka Togo ee Emmanuel Adebayor ayaa waxa uu si rasmi ah u noqday shaqsi Muslim ah ka dib markii loo qabtay Towxiidka sida lagu shaaciyay Youtube. …