1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Hambalyeeyey Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka cusub ee loo sameynayo gobollada dhexe, kaas oo lagu dhaariyey magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Loo Gacan Baneeyey Maareynta Mashaariicda Midoowga Yurub ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta shir gudoomiyey kulan ay ka soo qayb galeen Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Cadaalada, Wasiirada Haweenka, Wasiirada Waxbarashada, Wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama oo u Sheegay Madaxweynaha Faransiiska in aan Teleefankiisa laga Dhageysan Doonin Madaxweynaha Faransiiska Hollande ayaa fariin ka helay dhigiisa Mareykanka Brack Obama kaas loogu sheegay in Mareykanka aanu Basaasi doonin Madaxda faransiiska. Arintan ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Faransiiska uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Cambaareysay Qaraxii Ismiidaaminta Ee Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho, dhaawac iyo burbur Hantiyeed isugu jira. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Khasaarihii Ka Dhashay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho Oo Sii Kordhaya Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarihii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya. Weerarkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Gaadiid Uu La Socday Safiirka Imaaraadka Ee Soomaaliya Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor dhaw waxaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, kaas oo marayay meel ku dhaw Isgoyska Tarabuunka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Furtay Maxkamaddii Dhuusamareeb Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa shaaca ka qaaday in ay furan tahay maxkamadda degmadaasi oo ay qaban doonto adeeg walba oo Maxkamadda ku aadan. Sheekh Cali Warsame Faarax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay Philippe Lazzarini (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya, Philippe…